Dr Mubashar Mohamed Ali

Dr Mubashar Mohamed Ali

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr Mubashar Mohamed Ali, Medical school, Heliwaa, Mogadishu.

23/08/2023

AABAHA WANAAGSAN WAA KUMA?

Waa aabaha masuuliyada ilmahiisa saaran fahansan. Waa aabaha garan kara baahida ilmahiisa u qabo oo ayna kaliya ahayn mid dhaqaale. Waa aabaha ilmahiisa galiya wakhti halka qaar kale wakhtigooda ku bixiyaan meelo kale. Waa aabaha isaga iyo ilmahiisa ay ka dhaxayso ixtiraan, qadarin, naxariis, kalkacayl, saaxiibtinimo etc. Waa aabaha ka horaysiiya waxkasta ilmahisa. Waa aabaha xisaynaya inuu carruurtiisa la joogo wakhti kastoo uu helo. Waa aabaha hormarinaaya qoyskiisa oo kana hormarinaaya wax yaalaha kalee nolosheena mashquul ka dhiga. Hadii aad aabaha tahay, kaliya u fiirsanayn baahida inta badan dadku u fiirsadaan oo ah dhaqaalaha oo aad taa ku darayso baahida nafsiga ah. Kobcinta u kaga bahan yahay ilmahaagu ee maskax ahaanayd, mid aqoon ahaanayd, mida tusaale ahaanayd aabo qiimo leh baa tahay.

Waa aabaha aaminsan inuu wiilkiisa iyo inantiisa yar tusaale u yahay. Wiilku wuxu aabihii ka bartaa ragganimada iyo nolosha sugaysa inantuna waxay aabaheed ka barataa sida ragga loo la dhaqmo.

Aabe hadaa tahay aabaha aan soo sheegnay waxaan ku leeyahay aabayaasha kale tusaale wayn baad u tahay ee horay u sii soco.

Maqane yaa la noqon ama ka maalka uun soo shaqeeya ee noqo ka carruurtiisa wakhti galiya ee la saaxiiba.

15/06/2022

Dhiigaaga Noociisa ma taqaana?

01/01/2022

Waa sambabadda nin ku dhintay da’da 52 jir-ka, waxay dhakhaatiirtu sheegeen in uu 30 kii sano ee la soo dhaafay cabay 1 kartoon oo sigaaar ah kadibna sanbabadiisi sidaas ayay u wax yeeloobeen.

Jooji cabidda sigaarka 🚬🚫 hadii kale waxaad halis u tahay inuu kugu dhaco kansarka sambabada!!!.

31/12/2021

Welcome

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Heliwaa
Mogadishu