20/06/2025
C E P H E N - Center For Practicals
CEPHEN is an institution that is registered under the ministry of health & ministry of education
20/06/2025
12/07/2024
OGAYSIIS MUHIIM AH: Dhamaan Ardada Dhamaysay Xarunta Iyo Kuwa Sugaayey Shahaadooyinkii, Waxaa Lagu War Galinayaa In Shahaadooyinkii La Keenay Laba Isbuuc Ka Hor Ardada aan Sawirka Wali Keenin Inay Keenan Maanta oo Jimca ah Ama Sabtida, Sidokale Macahdka CEPHEN Waxa uu Qorshanayaa Xaflad Wayn oo Qalanjabin Ardada Loo Qaban Doona 1-8-2024 Kuna Beegantahay Maalin Qamiis Ah, Xafladaas oo inoogu soo Qayb Gali Doonan Haydaha Kala Duwan Caafimadka iyo Madaxda Jamcadaha Iyo Qaar ka mid ah Wasardaha Caafimadka iyo Waxbarashada Iyo Gobolka Banadir, Xafladaas oo lagu qaban Doono Hotel Primo Plaza ee Banadir, Sidookale Waxan Si Sharaf Leh ugu mahadcilinaynaa, Ardada Si wanagsan ku dhamyey hadan Si Wanaagsan Shahadooyinkoodii loo gudoon siin Doona Xarunta CEPHEN Waxaa La Daaha Furay Marcha 2021 Ilaa Imanka La marayo 2024 Waxaa Dhamaysay 891 Arday Aad baan ugu Faraxsanhay wax soo saarka arda tayeysan.
NB: Ardada Xaflada loo qaban Doona waa Ardada buxisa Forma Qabashada xaflada oo kaliya Waa ardada mudan oo kaalmaha kala duwan ka galay. Mahadsanidiin.
Qaar kamid ah ardada dhameysatay Koorsada Nutrition oo ka hadlaya dareenkooda.
Waxaa Si habsami leh usocda imtixaanka gabagabada koorsada Nutrition kasoo ay u fadhiistayn dufcadii 3aad ee kaqalinjabisa machadka tababarada caafimaadka C E P H E N - Center For Practicals.
26/02/2024
Sawiro: Waxaa si rasmi ah u bilowday imtixaanki gabagabada koorsada Nutrition kasoo ay u fadhiistayn dufcadii 3aad ee machadka C E P H E N - Center For Practicals dhameysay.
24/02/2024
Dhamaan ardada machadka C E P H E N - Center For Practicals waxa la ogeysiinaya imtixaanka ๐ถ๐ป๐๐ ๐ฏ๐ถ๐น๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ป ๐ฑ๐ผ๐ผ๐ป๐ผ ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐๐ ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฎ๐ต ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ธ๐ต๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฎ ๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐ต๐ ๐ฎ๐ฑ/๐ฌ๐ฎ/๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฐ ๐๐ฎ๐ฎ๐๐ผ ๐ธ๐ ๐ฏ๐ฒ๐ฒ๐ด๐ฎ๐ป ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ฏ๐ถ๐ฟ๐ถ ๐ฎ๐ต ๐๐ฎ๐พ๐๐ถ๐ด๐ฎ ๐ถ๐บ๐๐ถ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐๐๐ ๐๐ ๐ป๐ผ๐พ๐ผ๐ป๐ฎ๐๐ฎ ๐ฏ๐ฎcdul ๐ฑ๐๐ต๐๐ฟ.
18/02/2024
Machadka Tababarada Caafimaadka C E P H E N - Center For Practicals Wuxuu Ogeysiinaya Ardada Jacel Caafimmaadka in Uuu Machadka Qaadan Doono Arday Cusub Gaar ahaan Koorsada ๐ก๐๐๐ฟ๐ถ๐๐ถ๐ผ๐ป.
16/02/2024
JUMMA MUBARAK
Kusoo Biir machadka C E P H E N - Center For Practicals oo hel practical joogta ah.
10/02/2024
๐ฃ๐ฟ๐ผ๐ณ๐ฒ๐๐๐ถ๐ผ๐ป๐ฎ๐น ๐๐ถ๐ฝ๐น๐ผ๐บ๐ฎ ๐ฃ๐ฟ๐ผ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ๐
Machadka tababarada Caafimadka ee Cephen center for practical wuxuu qaadan doona fasalo cusub oo diploma caafimaad,
Diploma-yinku waxay ka kooban yihiin:
๐ญ. ๐๐ถ๐ฝ๐น๐ผ๐บ๐ฎ ๐ถ๐ป ๐ก๐๐๐ฟ๐ถ๐๐ถ๐ผ๐ป
๐ฎ ๐๐ถ๐ฝ๐น๐ผ๐บ๐ฎ ๐ถ๐ป ๐๐ฎ๐๐ฒ๐ฟ ๐๐ฒ๐๐
๐ฏ. ๐๐ถ๐ฝ๐น๐ผ๐บ๐ฎ ๐ถ๐ป ๐๐ฃ๐
๐ฐ. ๐๐ถ๐ฝ๐น๐ผ๐บ๐ฎ ๐ถ๐ป ๐ฃ๐๐ฏ๐น๐ถ๐ฐ ๐๐ฒ๐ฎ๐น๐๐ต
๐ฑ. ๐๐ถ๐ฝ๐น๐ผ๐บ๐ฎ ๐ถ๐ป ๐ก๐๐ฟ๐๐ถ๐ป๐ด
Ardayga waxaa uu heli doona practical dhameystiran
Is qoristu waxay ka socotaa xarunta machadka uu kuyaala agagaarka ๐ท๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ผ๐บ๐๐ถ๐น๐น๐ฒ ๐ด๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ท๐ฎ๐ฐ๐ฒ๐น.
lasoo xiriir Whatsapp number +252 61 9467095 | +252619474745
Nagu soo biir oo hel xirfad caafimaad oo dhameystiran
26/01/2024
Jumma Mubaarak.
Hel practical joogta oo kusoo biir C E P H E N - Center For Practicals
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
252