Saafi Training Academy

Saafi Training Academy

Share

Saafi Training Academy education

20/01/2024

*POULTRY MANAGEMENT (DHAQASHADA IYO XANAANADA DIGAAGTA)*
Madooneysaa in aad barato sida loo xanaaneeyo ama loo soo saaro ukunta iyo digaagda/doorada?

Koorsadaan waxaa lagu baran doonaa cinwaanada hoos ku xusan:-
1. Qalabka lugu dilaaciyo ukunta iyo sida loo dilaaciyo.
2. Noocyada doorada sida kuwa loo isticmaalo hilibka iyo kuwa soo saara ukunta.
3. Qalabka raashiinka lagu siiyo iyo raashiinka ku haboon.
4. waxaad ku baran doontaan vaccination ama (talaalka).
5. daawooyinka ku haboon doorada/digaagta.

*Coursekaan waxaa baran kara:*
- Shirkadaha ukunta iyo digaagta iibiya
- Ardayda barata xanaanada xoolaha
- Ardayda barata beeraha iyo
- Qofk kasta oo raba in xirfada ama uu ku shaqeysto soo saarista ukunta iyo digaagta/doorada

Haddi aad daneneyso waxaad nakala soo xiriiri kartaa:
Mobile: 0614222333/0616057650/0613070112
Whatsapp:+25261422233
Adree: Mogadishu,Hodan,Taleex,Somoil building,Floor 5.

06/01/2024

𝐍𝐞𝐰 𝐘𝐞𝐚𝐫 𝐃𝐢𝐬𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭 🔥
COURE waxaan ku sameyney qiimo dhimis balaaran oo 50%.

Ka faa’idayso qiimo dhimistaan balaaran oo aan markale soo laaban doonin.𝐍𝐞𝐰 𝐘𝐞𝐚𝐫 𝐃𝐢𝐬𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭.

Ku dhufo whatsappka hoose👇

wixii faah faahin ah nagala soo xiriir

Whatsapp: 61 4222333
Tell: 614222333

24/12/2023

1 & 2. January, 2024.

Machadka Saafi Academy waxuu qabanayaa class cusub oo lagu baranaayo Accounting Principle 1 & 2.
Ku baro sida ugu fudud iyo qiimo macquul ah.

Duration: 2 Months

Wixii faafaahin ah kala xiriir:
Tell: 061422233
Whatsapp: 61 4222333

24/12/2023

. 𝗡𝗲𝘄 𝗰𝗹𝗮𝘀𝘀𝗲𝘀

Ma dooneysaa in aad barato aadna khabiir ku noqoto sida Hay'adaha xisaabaadkooda loogu isticmaalo Quickbooks.

waxaa bisha Janaury 2024 noo bilaaban doona fasalo cusub.

Ku baro qaabka ugu fudud iyo qiimo macquul ah.

: 2 Weeks

Si aad isku diiwaangaliso ku dhufo whatsappka

Ama laxariir - 0614 222333
Whatsapp 61 4222333
waqtiga diinwan galinta soconeyso waa waqti yar kafaideyso inta aynan buuxsamin.

24/12/2023

𝗡𝗲𝘄 𝗰𝗹𝗮𝘀𝘀𝗲𝘀
Professional Diploma
1. Advanced Quickboks
a. Quickbooks for Marchandise
b. Quickbooks for Service
c. Quickbooks for NGOs
Ku baro qaabka ugu fudud iyo qiimo macquul ah.
Duration: 1 Month

Si aad isku diiwaangaliso ku dhufo whatsappka

Ama laxariir - 0614 222333
Whatsapp 61 4222333
waqtiga diinwan galinta soconeyso waa waqti yar kafaideyso inta aynan buuxsamin.

24/12/2023

𝗡𝗲𝘄 𝗰𝗹𝗮𝘀𝘀𝗲𝘀
𝐂𝐨𝐦𝐩𝐮𝐭𝐞𝐫𝐢𝐳𝐞𝐝 𝐀𝐜𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭𝐢𝐧𝐠
1. Advanced Quickboks
a. Quickbooks for Marchandise
b. Quickbooks for Service
c. Quickbooks for NGOs
2. Advanced Peachtree (Sage)
a. Peachtree for Marchandise
b. Peachtree for Service
3. Advanced Excel Accounting

Ku baro qaabka ugu fudud iyo qiimo macquul ah.

: 2 Months


Full time
Sabti: 3:00 PM - 5:00 PM
Axad: 3:00 PM - 5:00 PM

Part time
Khamiis: 1:00 PM - 4:00 PM
Jimco: 8:00 AM - 11:00 AM

Si aad isku diiwaangaliso ku dhufo whatsappka

Ama laxariir - 0614 222333
Whatsapp 61 4222333
waqtiga diinwan galinta soconeyso waa waqti yar kafaideyso inta aynan buuxsamin.

24/12/2023

Comfortable seating helps students collaborate with their peers and teachers in a beneficial environment.

24/12/2023

Finding the best places to study can greatly enhance your ability to concentrate, learn, and retain important information. Studying is one of the keys to success in college, and in turn your future career.

24/12/2023

The first step to creating your study space is to choose a comfortable location.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Somoil Building Km4
Mogadishu
5252

Opening Hours

Monday 09:00 - 20:30
Tuesday 09:00 - 20:30
Wednesday 09:00 - 20:30
Thursday 09:00 - 20:30
Saturday 09:00 - 20:30
Sunday 09:00 - 20:30