Hakim sports

Hakim sports

Share

Waa Boggayga Rasmiga ah . waxaad ka heli kartaa warar deg deg ah oo la hubbo. iyo madadaalo

Photos from PUST UNIVERSITY's post 17/08/2022
Photos from Hakim sports's post 04/10/2021

Jaamacadda Puntland University of Science and Technogy (PUST) Galkacyo waxay ugu bishaaraynayaa dhamaan ardayda somaliyeed ee dhamaystay heerka 1'aad ee jaamacadda, haystana Shahaadada 1aad ( bachelor degree), danaynaysana shahaadada 2'aad ( master degree) iyo post graduate diploma iyo Bachelor degree in Barnaamijkii Pan African network Project uu bilaabanayo Kaas oo ah ay bixiso Dawlada India, laguna barto habka fogaan araga ( e-learning Education). Fadlan kala xariir Jamacadda PUST.
Diinwaan galintu way socotaaaa yeysan kaa buuxsamin

0907616678/0907795301

30/04/2021

Gollaha Musharixiinta ayaa qoraalkan hoose ku sheegay inay tahay in Farmaajo oo ka baxo “ VILLA SOMALIA” maadaama uu mudo-xileedkiisu dhamaaday. Waxayna ra’iisuk wasaare Rooble ugu baaqeen inuu howlaha doorashada isagu qabto.

29/04/2021

Waxaa qoray Midkamida Aqoonyahanka Soomaliyeed ee ku nool dalka Turkiga. (Adan Badiic).

Kagaadale markii la soo saaray listiga jamacadaha laga aqoonsan yahay shahaadadooda dalka Turkiga.

Turkiga oo soo bandhigey jaamacadaha Soomaaliya ee uu aqoonsan yahay.
Lix kamid ah waxay ku yaallaan Muqdisho halka laba kalena ay ku yaallaan Somaliland halka gebi ahaanba PUNTLAND aaney hal jaamacad ugu jirin

1-Somali National University (Umadda)
2--University of Somalia (UNISO)
3-Mogadisho University
4-Benadir University
5-Simad University
6-Hargeisa University
7-City University of Mogadisho
8-Amoud University.

Wexeyna u qornayd sidatan.
Waxaa xusid mudan in jaamacadda Umaddu ay faracyo ku leedahay Puntland iyo Galmudug.
Ugu horrayn, inta ogaalkay ah aqoonsiga jaamacadahaas 8da ah badankood ama kala barkood aqoonsigoodu wuxuu soo bilaabmay 2011kii. Runtii aqoonsi la’aanta jaamacadaha Soomaaliya badankood ka haystaa dalka Turkiga waxay keentaa caqabado waaweyn, waxaan garanayaa arday dhammeeyay jaamacadahaas PL ku yaal [ama dhammeeyay jaamacadaha kale ee Soomaaliya ku yaal balse aan la qoonsanayn] oo Turkiga 2 sano ama kabadan u joogay in ay diyaariyaan (Master ama PhD), balse markii waqti ka khasaaray oo muddo ay ka dhursugayeen wax uun oo isbeddela waxna isbeddeli waayeen gacmo maran kalasoo noqday dalkaas. Halka ardayda qaarkood markay jaamacadda dhamayn rabaan laga Cancel-gareeyo jaamacadda oo la dheho waraaq caddayn u ah in jaamacaddaada la aqoonsan yahay kasoo qaado Golaha Tacliinta Sare ee Turkiga ee loo soo gaabiyo (YÖK ), taas oo ka dhigta tacab beel wixii ay baranayeen muddada ardaydaasi. Dhan kale, sababta 8 Jaamacadood keliy ay (YÖK ) u aqoonsadeen waxaan ku fasiri lahaa:-

1. Jaamacadahaan 8da ah badankood waa jaamacado dowli ah ama shakhsiyaad xilal dowli ah oo sarsare qabtay ay qayb ka yihiin. Arrintaasi waxay fududaysay aqoonsigooda.

2. Aqoonsiga Jaamacadahaasi waa dadaal u gaar ah jaamacadda la aqoonsaday, taas oo ka dhigan in jaamacad kasta ay gaar

Want your school to be the top-listed School/college?

Telephone

Website