Machadka Zaad Al-Qur'aan

Machadka Zaad Al-Qur'aan “Markaz lagu barto Qur’aanka Kariimka ah iyo culuumta Islaamka, si fudud oo nidaamsan.

Waxaan bixinaa xifdinta Qur’aanka, tajwiidka, iyo duruus sharci ah oo tayo leh, online iyo offline.”

03/04/2026
03/04/2026

“Ma rabtaa inaad barato Qur’aanka iyo culuumta shareecada si sax ah oo fudud?”
“Ku soo dhawoow Markaz Zaad ee Daraasaadka Qur’aanka iyo Culuumta Shareecada
1.Halkaan waxaad ka heli kartaa:
2.Barashada Qur’aanka Kariimka
3.Tafsiir iyo Xadiis
4.Culuumta Shareecada oo dhamaystiran
5.Macallimiin khibrad leh”
🌟 Faa’iidooyin:
“Waxbarasho tayo leh, jadwal kuu fudud, iyo hagid joogto ah”

Zad Al-Qur’aan "ONLINE"Waa xarun lagu barto Qur’aanka Kariimka iyo culuumta shareecada Islaamka.Waxaan bixinaa:Barashada...
01/04/2026

Zad Al-Qur’aan "ONLINE"
Waa xarun lagu barto Qur’aanka Kariimka iyo culuumta shareecada Islaamka.
Waxaan bixinaa:
Barashada iyo xifdinta Qur’aanka
Tajwiid iyo saxidda akhriska
Culuumta shareecada
Luqadda Carabiga
Hadafkeenna waa faafinta cilmiga iyo kor u qaadidda fahamka diinta Islaamka.

Address

Banadir
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Machadka Zaad Al-Qur'aan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share