Africa Central College

Africa Central College

Share

Education

29/12/2022

waxa isoweydisay amiira oo kamid ah saxibda nagu xiran waxad isheegta cunto jirka tamar kahelayo?

wabadan yihiin cuntoyimka jirka kaheli karo tamar waxanse dooranay cunto laheli karo

1= UKUNTA / BAYD

Halkii ukun waxa kujira 6 gram oo protein ah iyo 70 kolori protein ka ukunta kujira ayaa jirka siiya awood iyo tamar sido kale waxa kujira baydka maadoyin kale oo muhim u ah nidamka cuntada kana dhigeysa in aad dareento dharag

2= BEERKA LODA

Beerka loda waa il muhim ah oo laga helo protein kaas oo jirka kasacidaya inuu helo tamar waqti dheer ah

Sido kale waxa uu qani kuyahay vitamin B12 hadii vitamin B12 kuyrado jirka waxa dhacaysa in tamar ta jirka hoos udhacdo qofkuna dareemo daal

3= KALUUN KA

Malaayga waa il laga helo protein vitamin B vitamin D jirkena hadii aan cuno kaluun wuxuu kahelaa tamar badan

4= CAANAHA

Caanaha waa cunto fudud hadana jirka siiya awood maalintii carbohydrate ka caanaha waxa kujira sokorta fudud sidaa lactose glactose waxana laga helaa awod

5= CUNTADA QOLOFTA LEH

Cuntada leh qolofka waxa laga hela kuna jira carbohydrate kaas oo naga cawiya sosarida tamar dagdaga sido kale waxaa kujira madoyin kle oo muhim ah sida potassium, Magnesium, iron sido kale wxa laga helaa protein jirka siiya tamar

Waxa kamida cuntadaan
Bariis ka
Digirta
Galyda
Qamadiga

6= MIRAHA

Miraha waxey qani kuyihiin macdan iyo vitamins taas oo jirka kacawinee inuu sosaro tamar sido kale carbohydrate taas oo jirka kawcinee sosarida tamar

Miraha waxaa kamida

Timirta
Mooska
Tufaaxa

7= QUDAARTA

Qudarta waxy kakoban thy walxo cunto oo soosara tamar sido kale qaarked waxa laga helaa protein yar iyo carbohydrate

Waxa kamida qudarta jirka kacawineeysa inuu sosaro tamar

Barakooliga
Koostada
Karootada

cunto kasta ee leh protein iyo carbohydrate jirka tamar ayuu kahelaa

📖 waxa jira sida amiira dad kle oo ubahan fadlan udheh

W/Q Dr Amiin Buubaal

29/12/2022

DILDILAACA CARABKA.

Carrabka kala firidhsan waa xaalad aan fiicnayn (oo aan kansar lahayn). Waxaa lagu aqoonsan yahay hal ama in ka badan oo dildilaacyo qoto dheer ,oo loo yaqaanno grooves, jeexjeexyo, ama jajab - dusha sare ee carrabkaaga.

CALAAMADA XANUUNKA.

calaamada ugu badan ee lagu arko waa dildilaac dhaman carabka dushiisa iyo hareerihiisa ah oo aan xanuun lahayn.

MAXAA SABABA XAALADAN?

Badanaa xaaladan waxa lagu arkaa :-
-xanuunada ku dhaca dareen wadka .
-xanuunada la xidhiidha sideyaasha.
sababta ugu weyna waxa weeyi habkooga difaac oo hooseeya.
waxa kale oo sababa hadii ay yaraadaan:-
-follic acid .
-vitamin b12.
-calcium-ta.
-jimicsiga.

DAAWEYNTA.

daawaynta waxa samayanaya waa dhakhtar ama dawo yaqaan.
isticmaal cuntooyin dheeli tiran .

29/12/2022

Ogeysis muhiim ah

Waxaa la ogeysinayaa dhaman bahda jacel wax barashada in uu Machadka uu bilabi doono qabashada arday cusub.

* Waxbarashada Machadka wa lacala'aan (Free)

* Ardayga waxa uu bixinayaa 5$ oo isdiwaangalin ah

* Mudada koorsada soconayso waa 4 bil qaarkalna 6 bilood

* cashirada waa video maqal iyo muuqaal online

* Ardayga waxa uu buugaagta kuhelayaa BDF waa loosoodirayaa

* Riix link ga si aad uhesho maclumad dhameys Tiran

https://wa.me/message/T23M5KDLPHJVN1

What'sApp: +252 61 9631667

0906866616

Africa Central College 10/10/2022

𝗢𝗚𝗘𝗘𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗠𝗨𝗛𝗜𝗜𝗠 𝗔𝗛

Waxaa la ogeysinayaa dhaman bahda jacel wax barashada in uu Machadka uu bilabi doono qabashada arday cusub.

* Waxbarashada Machadka wa lacala'aan (Free)

* Ardayga waxa uu bixinayaa 5$ oo isdiwaangalin ah

* Mudada koorsada soconayso waa 4 bil qaarkalna 6 bilood

* cashirada waa maqal iyo muuqaal online

* Ardayga waxa uu buugaagta kuhelayaa pdf yacni waa loosoodirayaa

* Riix link ga si Aad uhesho
𝗢𝗚𝗘𝗘𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗠𝗨𝗛𝗜𝗜𝗠 𝗔𝗛

Waxaa la ogeysinayaa dhaman bahda jacel wax barashada in uu Machadka uu bilabi doono qabashada arday cusub.

* Waxbarashada Machadka wa lacala'aan (Free)

* Ardayga waxa uu bixinayaa 5$ oo isdiwaangalin ah

* Mudada koorsada soconayso waa 4 bil qaarkalna 6 bilood

* cashirada waa maqal iyo muuqaal online

* Ardayga waxa uu buugaagta kuhelayaa pdf yacni waa loosoodirayaa

* Riix link ga si Aad uhesho maclumad dhameystiran

https://wa.me/message/T23M5KDLPHJVN1

What'sApp: +252 61 9631667

Africa Central College Education

10/10/2022
Photos from Africa Central College's post 10/10/2022
23/02/2022

Weligaa ma yeelatay dhakhtar kuu gooni ah?
Faa'iidada dhakhtarka kuu gaarka ah laga helo

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu