Lee waaye

Lee waaye xal baan heli doona, Ama waanu samayn doona

🌅 Subaxdii Quruxda Badnayd ee Andalus 🌅Marka qorraxdu soo baxdo magaalada Qurṭuba, hawadu way deggan tahay, masaajidyadi...
31/10/2025

🌅 Subaxdii Quruxda Badnayd ee Andalus 🌅

Marka qorraxdu soo baxdo magaalada Qurṭuba, hawadu way deggan tahay, masaajidyadii waa laga tukaday, suuqyadii waa furmeen, caraf ubax iyo saytuun ayaa hawada ku jira. Dadka waa deggan yihiin, mid walba shaqadiisa ayuu u socda — cilmi, ganacsi, ama cibaado.

Waqtigaas Andalus ma ahayn oo keliya dhul, waxay ahayd – meel diinta, cilmiga, iyo farshaxanka ay isku milmeen si dabiici ah.

Andalus waa xusuus aan la illoobi karin 💛

01/06/2025

Qiso qosol leh😂

31/05/2025

Fadliga istiqfaarta qiso cajiib ah ┇ Sh Xassan jaamici

31/05/2025

War bissin la'an bu kudeeqiye cun😂

Jawi qurux badan iyo Bay'o Nadiif ah.
20/03/2025

Jawi qurux badan iyo Bay'o Nadiif ah.

26/03/2024

Gar-gaarihii rasuulka (Scw) Zubeyr binu cawaam (R.c)

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Lee waaye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share