Meeqo boos oo birimo ah ayaad u maleyneysaa iney kuu goyneyso 4 Million oo dollar? 😂
Abdiwahed Abdirahman
Telling Somali tales that matter. | Views expressed here are mine.
Odayga jaanis dhan cafin maayo. 🤣🤣
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa kormeer ku tegay Biyo-fariisinka Isgoyska Fagax iyo Wadada Jamhuuriya ee Kaaraan, si uu u hubiyo horumarka iyo tayada mashruuca dhismaha wadooyinka.
Dr. Muungaab ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay in mashruucyadu u socdaan waqti ku habboon, iyadoo la ilaalinayo tayada, badbaadada dadka, iyo dhaqaalaha, isla markaana ku boorriyay shacabka iyo ganacsatada deegaanka inay ka qaybqaataan dhowrista wadooyinka la hagaajiyay.
𝗤𝗼𝗳 𝘄𝗮𝗹𝗯𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗯𝗮 𝘂 𝗾𝘂𝗿𝘅𝗼𝗼𝗻 ‼️
Marka lagu leeyahay, "Quruxdu ma laha hal qeexid oo go’an”. Waa sidaan oo kale. 😆
Ninkan oo lagu naanayso “Indian Pepper” ayaa gobolkiisa looga soo doortay inuu noqdo nin-ka ugu quruxda badan Hindiya.
Maanta magaalada Baydhabo waxa ka socdo waxyar ma ahan.
05/02/2026
Hadda ka dib Geelka Saudia Arabia ayaa u kala dalxiisi doonno dalal badan weliba Visa la'aan.
Boqortooyada Sacuudiga waxay geela u sameysay baasaboor u gaar ah (Camel Passport), kaas oo u saamaxaya inuu u safro in ka badan 100 dal isaga oo aan Visa u baahnayn.
Idiris Alteeso oo caadi loo gaaday, asigoo suit iska gadanaayo. Iphone 17-kii waa ku daayey. 😅🤣
04/02/2026
Maanta Facebook wuxuu buuxiyay 22 sano tan iyo markii uu ka soo bilowday hindise yar oo jaamacadeed. Muddo kooban gudaheed, wuxuu u gudbay heer caalami ah, isagoo noqday madal saameyn weyn ku leh isgaarsiinta, wadaagidda xogta, iyo dhismaha xiriirrada bulsahada ee dunida casriga ah.
Safarka Facebook wuxuu muujinayaa sida hal fikrad oo kooban ay u beddeli karto hab-nololeedka bulshada, uguna dhex milmi karto nolol maalmeedka malaayiin qof. Saameyntiisa maanta ma aha oo kaliya mid bulsheed, balse waa mid dhaqan, dhaqaale, iyo isgaarsiinba leh.
04/02/2026
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqday Xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, halkaas oo uu ka faray dhammaan hay’adaha dowladda in mudnaanta koowaad la siiyo gurmadka abaaraha, isagoo ka digay halista abaarta oo maraysa heer daran.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale ugu baaqay mas’uuliyiinta, ganacsatada, hay’adaha samafalka iyo saaxiibada caalamiga ah in ay mideeyaan dadaallada gargaarka, isla markaana amray in canshuur dhaaf loo sameeyo deeqaha iyo adeegyada gurmadka si loo dedejiyo gaarsiinta gargaarka bani’aadannimo.
Waxaan qirayaa inaanan ahayn hoggaamiye ku naxay, hoggaamiyayaal hoostiisa ka soo baxay.”
— Odowaa Yuusuf Raage, Taliyihii h**e ee CXD Soomaaliyeed.
Qarannimadu sideydaba waa un qori isu dhiib.
Warkoo kooban hala guursado. 😃
Click here to claim your Sponsored Listing.