Wanleweyn State Home

Wanleweyn State Home

Share

Been kaan waxaan kaga hadli doonaa Arimaha Bani aadinnimo(marka laga reebo dacaayadda &Xumaanta) RAALI AHAAN SHAHAAGA WAA RAALI AHAAN SHAHEENA

03/11/2025

Maxaad ku xusuusataa ninkaan?
waa xaruif lasoo gamay loona soo diray xaalufinta degmada Wanlaweyn.
Sidookale wuxuu cunay lacagihii iskuulkada loogu talagay Korontada iyo biyaha .

04/08/2025

Wanlaweyn save waaye
Balse Maxaan soowadnaa?????

10/07/2023

Wanlaweyn maxaa ka socda saacadani??!!!

Photos from Wanleweyn State Home's post 16/12/2022

ASC HABEENKU HA IDIN WACNAADO
Waa astaantii waxbarashada oo dad bal arag sida ay shaqadooda ugu qanacsanyihiin waajibaadkoodana u gudanaayaa waa Iskuulka kaliya Degmada astaan u ah macalimiintoodana ay yihiin macalimiintii qaranka

Photos from Wanleweyn State Home's post 14/12/2022

Ugu dambeyntii cawada Baydhabo warkii laga sugaayey wuu soo idlaadey. Gudoomiyaha cusub Degmada Wanlaweyn waxaa loosoo magacaabay Mudane Abdixakiin Abdullahi
Sidookale waxaa lasoo magacaabey K/xigeenadiisa .
Yusuf Ali Bule ,Saalx Abuukar iyo C/wahb Ismaaciil # # # #

13/12/2022

Ciyaar Caawa ARGENTINA Vs CROATIA oo
ku Gulayso 25$ Dollar Fadlan
Shuruudahan Buuxi

1. Follow dheh Pageka Wanleweyn State Home Hadii uusan Follow kuu ahyn

2. Sadaali Ciyaarta inta aan La bilaabin ka Hor

3. Like Sar Pageka una Share Garee ugu yaraan 5 Group

Nasiibku Hakuu wacnaado

13/12/2022

Asc Subax wanaagsan Baydhabo ma waxay noqotay goob lagu iibgeeyo sharafta Wanlaweyn loona gacan galiyo dulaalo lawada garanaayo .
Aawey NABADOON KA ERDHO?!!!
AAWEY UGAASKA BEESHA?!!!!!
AAWEY ODIYAASHII DEEGAANKA?!!!!
DHALIYARADII AAWEY?!!!!!!
Saacadaha Soo socda dab ayaa holcidoona 🔥🔥🔥 weynu arki cidii holacaasi raadsado iyo cidii ka cararay iyo cidii damisayba.

Photos from Wanleweyn State Home's post 13/12/2022

Halkani waa Wanlaweyn primary and secondary school oo si habsami leh uga socda maalintii 3xaad imtixaamkii term ka ahaa .
Waad ku mahadsantihiin dadaalkiina iyo sharafta aad usoo celiseen deg/w/weyn

12/12/2022

Caawo madaxtooyada KGS maxaa ka jiro
Xil/ maguuleeysan doontaa mase?!!!!!

12/12/2022

ASC HABEEN WANAAGSAN CAAWA BAYDHABO MAXAAD KA FILAN KARTAA?!!!

11/12/2022

ASC Subax wanaagsan

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

N/A
Mogadishu