Zamzam university health science students Association zuhssa

Zamzam university  health science students Association zuhssa

Share

health science students Association

01/07/2024

Hambalyo
Dhamaan Umadda Soomaaliyeed waxa aan ugu hambalyeynaa munaasabadda 64-sanno guurada maalinta xorriyadda iyo midninamada dalka ee 1da Luuliyo, annaga oo isu dardaarmeyna in aan ilaalino midnimada iyo wada jirka dalkeena iyo dadkeena.

01/07/2024

Waxa halkan hamblyo iyo bogaadin ugu diraya
Gudomiyaha uruurka ardayda medicine and
Health science oo loo magacabay
Dr moh'ed hasan
Xilka laguu dhibay allah kula garab galo

Photos from Zamzam university  health science students Association zuhssa's post 28/02/2024

Waxaa Ardayda kuliyada health science gaar ahaan qeybta nursing and midwifry loo qabtay simenar ku saabsanaa ULTRASOUND
oo bixinayaye Dr Abdirizak Ali
Simenar ka oo ay soo agaasimen uruurka midowga ardayda Health Science (HS) oo ay wax badan ka faa,iiden ardayda kaso qeybgashay
wax yaabo badan oo laxiiriira cumputerka la saaro hooyada uurka leh
Simenarka oo ka qabsoomay main campas ka km11
# ZUST
# ZHUSSA

Photos from Zamzam university  health science students Association zuhssa's post 15/02/2024

Mobile clinic
Baaritaano caafimad ooy Soo Agaasimeen ururada Ardada Health science iyo Medicine OO kaashanaya maamulka kuliyada ayna ka faaidesteen dad badan OO danyar ah Ayaa shalay OO Arbaco Aheyd lagu qabtay kaamamka ku hareeraysan kambaska weeyn ee jaamacada

Photos from Zamzam university  health science students Association zuhssa's post 18/12/2023

Waxa shalay km11 main campus ka qabsoomay
Tababar wax ku ool ah oo ku saabsan suture ayaa shalay loo qabtay kuliyadda culuumta cafimaadka gaar ahaan nursing and midwifery kaasoo ay wax badan ka faa'ideen

21/11/2023

Happy teacher's day

Photos from Zamzam university  health science students Association zuhssa's post 21/11/2023

Arday ka mid Culuumta Caafimaadka ee (health sceince) ayaa loo qabtay Seminar Ciwankisu yahay "Integrated manegment of acute malnutrition(IMAM)"
kaas oo uu soo jedinayay Dr. Abdinur Ali ahmed.
ZUST

Photos from Zamzam University of Science and Technology's post 18/11/2023

Waxa si rasmi ah noogu bilowday imtixankii term ka ahaa allah noo fududeyo dhanmaan ardayda zust

Photos from Zamzam university  health science students Association zuhssa's post 09/11/2023

Kulan soo dhaweyn iyo is barasho iskugu jira aya loo qabtay ardeyda cusub kulukaan oo lagu soo dhaweynaye ardeyda foundation year ka ah kulukaas ay soo qabanqabiyen madaxda health science ugu horeysa G. Health science G. Ku xigenka iyo G.sprots ka kulas oo inagala soo qeyb galay madax kamid ah jamcada

Zamzam university
ZUHSSA

Photos from Zamzam University of Science and Technology's post 31/10/2023
Photos from Zamzam university  health science students Association zuhssa's post 06/10/2023

Gudoomiyaha ururka ardayda (health science ee jamacad Zamzam University) iyo dhaman xubnaha ururka ZUHSSA waxa ay hambalyo farxaded u dirayan dhamaan ardayda ka qalin badalatay kuliyadaha kala duwan ee jamacad ZUST gaar ahaan kuliyad health science oo manta u soo idlatay heerkii 1aad ee jamacada



of 2023

Photos from Zamzam university  health science students Association zuhssa's post 18/07/2023

Kulan ay sooqabanqaabiyeen maamulka midowga ardayda health science ay uguhoreysa
Gudomiyaha health science
G.ku xigeenka iyo
G.sports ka
Ayaa waxa kulan sagootin iyo macsalaameyn
Ah loogu sameeyaye ardayda qalinjabiyasha
Kuliyada health science

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Zamzam University Of Science And Technology
Mogadishu
6181