Qore medica

Qore medica waxaa muhiim ii inaad igu xiranaato

Mo ogtahay dadka badankood in aay San wax aqrinkarin ku dhawaad mudo gaareeyso Afar saac laakin,qoraalkan gaaban waxaan ...
11/01/2023

Mo ogtahay dadka badankood in aay San wax aqrinkarin ku dhawaad mudo gaareeyso Afar saac laakin,qoraalkan gaaban waxaan ugu talgalay inaad ka faa'iddeeysato sida aad umaa reen leheed waqtigaaga ,walibo adigoo u adeeksanaayo dhanka fiican aqriste waxaad ogtahay waqtiga inuu yahay sheeyga ugu qaalisan dunida waxaana kuu cadeeynaayso arintaas in uuu Allah ku dhaartay waqtiga dhoor jeer Waxuu yiri Allah "Casirka (samanka) ayaan kudhaartay...;"waxaa lamid ah "Fajarka ayaan ku dhaartay;".Halkaas waxaa ku cadd inuuu waqtiga faa'iddo uu leeyahay.Hadaba seen umaareen karnaa waqtigeeyna, waxaan umaareenkarnaa anagaa adeeksaneeyno tigniiga pomodoro tusaale hadii adan rabto inaad aqriso hal saac ,ayaa waxuu lee yahay tigniigan oo aqri 20 daqiiqo kadib naso 5 daqiiqo hadana bilow aqriiskaa markaay kuu dhamaato 20 daqiiqo kale qaado 5 daqiiqo oo nasiina ,habkaan ayaa loo yaqaanaa pomodoro technique (Faraamada yaanyada)

Dunida waxyaala farbadan ayaa soo maray oo cajiib ah laakin marka laga hadlaayo haga taranka waxa ugu yaabka badan ninik...
11/01/2023

Dunida waxyaala farbadan ayaa soo maray oo cajiib ah laakin marka laga hadlaayo haga taranka waxa ugu yaabka badan ninika layiraahdo Meyshik Niyaandaro (ميشك نياندرو) waa nin dhalay 128 caruur, waxuuna kadhalay 15 habeen kuwaas oo ahaaa xaaskiisa, sidow kale ninkan waxuu udhashay Zimbabwe 🇿🇼 waa wadan Africa ah

Address

Somali
Mogadishu
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qore medica posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Qore medica:

Shortcuts

Share