Dar Abi Xanifa Qur-aan Online

Dar Abi Xanifa Qur-aan Online

Share

kusoodhowow markaska Daar Abu Xaniifa Quran Online CAAFIMAADKA WAA LAF DHABARTA NOLOSHA

27/10/2025

Xadiithul Qudsi

27/10/2025

Tafsiirka suuratul nasrulaahi

22/10/2025

Maxaa ka fiican waxaa ku duceysato inaa isla markiba horay ka hesho 🥹😭

Saliga nabiga waa mucsjiso wlhi ❤️

Maalin walba 1 saac haddaa siiso oodan tiro xadidan u yeelin wlhi waad liibaaneysaa aduun iyo aakhiro 🥹

1 saac ood istiqfaarsato
1 saac ood xowqaleysato
1 saac ood nabiga ku saliso

Yaa Allaah yaaba ku gaari doona ❤️❤️❤️

Oo juzkaaga qur'aanka ahna aadan ka tagin iyo adkaartaada subax iyo galab 🥹❤️❤️❤️

Waxaaba dareemeysaa inaa aduunka dhan milkiday oo wax kaa maqan aysan jirin

08/02/2025

🔴السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Ogeysiis ogeysiis ogeysiis

✅Markaska DAR Abii xaniifa Quran online
WAXA IDIINKU BUSHARAYNAyA BARASHADA QUR AANKA KARIIMKA AH
IYO CULUUMTA DIINIGA AH ADIGO GOOBTADA SHAQO IYO GURIGAGA JOGA KA FAA IDAYSI WACAN
⏰WAKHTIGA LA DHIGANAYAANA WAA Malin iyo habeen
🔵WAXYABAHa MAchadka BIXINAYO WAXA KA MID AH🔵
1️⃣:XIFDINTA QUR AANKA✅
2️⃣:tasxiixa quranka ✅
3️⃣: ijaasada quranka✅
4️⃣: hingaada ✅
5️⃣:ducooyinka✅
6️⃣:kutubta diiniga ah✅

⚪WAXAD KALA SO XIDHIIDHI KARTA whats lambar ama taabo link
https://Wa.me//252617663386

Mahadasanid

26/01/2025

Berri waa 27 rajab oo ah habeenkii nabiga scw la dheelmiyey oo ahaa habeen mucsjiso weyn ah, habeenkani waxa uu la gaar yahay samaynta acmaal wanaagsan bisha rajabna waxa ay ka mid tahay bilaha xurmada leh. Waxaa la sunneeyaa in ducada habeenkani ay tahay mid baraka iyo khayr badan labada daaroodba sidoo kale quraan akhsir baa isagana la jeclaystaa.

Ducaysta, isku ducaysta oo isu duceeya❤

17/01/2025

💖💖💖Majeceshahay inaa barato quraanka kariimka iyo hingaadda carabiga adoo gurigaaga joogo
👍👍👍Haddii jawaabtaadu👍👍👍 haa tahay waxaa kaa caawindoona markiska Daar Abi Xaniifa Quran Online ee xifdinta qur'aanka kariimka fadlan riix link-ga hoose si uu kuugeeyo whatsappkeena.
Mahadsanid 🙌👇👇👇👇👇👇👇
https://wa.me/+252617663386

30/10/2024
22/12/2023

xalaga faaideysto

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu