loox xirfad akademi

loox xirfad akademi kobcinta hayaanka xirfadeed iyo mid aqooneed ee dadkeenu ayeynu u heelan nahay

16/03/2023

Salaamu caleykum waxaa wili socda fursada ka mid naqashada ardeyda ugu horeesa ee dhameesata koorsooyinkeena kuwaa oo qaar kamida ey fursad u helayyaan in koorsooyinka xiga ey ku dhigtaan qidmad la'aan hadaba soo degso app ka hello xirfadle hadii aad haaysato android device hadaadan isticmaalinna waxaad koorsooyinka ka dhigan kartaa website keena looxa.online
si aad usoo degsato la soo xiriir telkeena saan kugu soo dirno apk ga.

12/03/2023

Salaamu caleykum dhamaantiinba

OGEYSIIS
App keena qeebtiisa waxbarashada ee loox xirfad akademi waxaad ka heli kartaa koorsooyin ey ka mid tahay canva taa ood ku baran doonto sido loogu sameeyo loogada iyo boorarka xayeysiimahaaga kuwaa ood u isticmaali karto xayeysiimahaaga ganacsi ee internetka adoon u baahan cid kale hadaba soo degso appkeena hello xirfadle
FG kaliya waxaa lagu isticmaali karaa appkeena hada ahaan android device
Link ka degsan karto: https://apkfab.com/hello-xirfadle/app.helloxirfadle.android/apk?h=b6da5c845ef872d34f0f962698a06bb136ff445d9f89bc325efde6f17aa39f3e
Marka download ka dhamaado taawo install anyway.

Koorsooyinka online ka ah waxaad si fudud ugu heli kartaa appka Hello Xirfadle  qeebta waxbarashada iyadoo halkaa aad ka...
07/03/2023

Koorsooyinka online ka ah waxaad si fudud ugu heli kartaa appka Hello Xirfadle qeebta waxbarashada iyadoo halkaa aad ka baran karto koorsooyinka oo leh video , casharo qoraal ah iyo leyli hadaba ka degso appka link hoose ama lasoo xiriir whatsappka si aanu kuugu soo dirno apk ga .
Link: https://apkfab.com/hello-xirfadle/app.helloxirfadle.android/apk?h=b6da5c845ef872d34f0f962698a06bb136ff445d9f89bc325efde6f17aa39f3e
FG appka hada ahaan waa android device kaliya laguma isticmaali karo iPhone oo mardhaw ayaa lasoo deyn doinaa ios appka inshallah .

Asalaamu caleykum dhamaan umada soomaaliyeed waxaa la ogeysiineyyaa daneeyayaasha dooneyya iney kororsi aqooneed sameeya...
02/01/2023

Asalaamu caleykum dhamaan umada soomaaliyeed waxaa la ogeysiineyyaa daneeyayaasha dooneyya iney kororsi aqooneed sameeyaan sanadkaan cusub inaan idin haayno koorsooyinka hoose ku xusan , isqoristu ey bilaawatay bishaan, hadaba ha moogaan inaad inala soo xiriirto si aad u hesho xog iyo tafaasiil ku aadan koorsooyinkeena

Address

Maka Almukaram
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when loox xirfad akademi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to loox xirfad akademi:

Shortcuts

Share