JRB Media

JRB Media

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from JRB Media, Mogadishu.

25/02/2026

Xasan Sheekh, xasiloonida xukuumadda, Baarlamaanka ilaa maamul gobolleedyada.

25/02/2026

War Deg Deg : Wasiir Fiqi oo caawa isagoo ku sugan Afurka Degmada Yaaqshiid Karbaashay Deni iyo Axmed Madoobe | "Gabadha hooyadeed ugu warrantay xanuunka Foosha ayey lamid yihiin Mucaaradka"

24/02/2026

"30 sano oo xiriir ah ayaan reerkeyga biilayey anigoon Xaasna guursan ilmana dhalin shaqo xun noocay ahaataba waa sooqabtay si aan iyaga u kaafiyo, anigoo 60 kusii dhow oo wax ii qabsoomayna aysan jirin ayaa inta la isoo wacay waxaa laygu yiri Gabadhi Walaashaa ahayd Nin aan wax haysan baa soo doontaye arooska ku baxaya Lacagtiisa bixi gurigaagana hala dajiyo"

“anigi biilayey xataa cid xaalkayga og maleh, ma guursatay wax ma dhashay cid I eh maleh, war meesha ka kac ma jirto, kaliya gabadhi walaashey ahayd ee kusoo kortay 30 kaas sano wixi aan soo dirayey baa hadana laygu yiri arooskeeda lacagta ku baxaysa bixi gurigaagana daji, waxaana kusii xigta biil hadii ay ilmo dhashana kusii biil, nin wayn baan ahay oo waan garan karaa reer Soomaaliya caqliyadooda, qofka uma diir naxaan, k**a warqabaan, soo dir kaliya ayeey ku hayaan”

"Aniga hadda 30sano oo aan reerkeyga biilayey kadib go’aan ayaan gaaray Hooyadey wixi aan awoodo ayaan u dirayaa cidi ay u direyso ama siinayso iyadey u taal, anigana Xaas baan yeelan guri baan dagayaa koley hadda waan waayeeloobaye 2 ilaa 3 wixi alle isiiyo oo caruur ah baan dhalayaa insha alah, sidi aan cid uga fikirayey aan waxba ii ogayn ayaan aniga dhan wax waalan u ekaaday, cid walba oo barahan bulshada igu baratay waxay I moodaan nin caruur leh iyo xaas laakiin maanta ayeey ogaadeen nolosha dhabta ah ee aan ku jiro, wax caruur ah ma haysto asxaabey sidaas ogaada"

JIHEEYE.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Mogadishu