Anfaal primary &secondary school

Anfaal primary &secondary school iskuulka anfaal wuxuu kuyaal degmada deyniile gaar ahaan agagaarka isgoyska sambaag

20/09/2026

*FURSAD SHAQO OO DEGDEGAH*

ISKUULKA Anfaal primary &secondary school
Wuxuu Ubaahan yahay* Bare dhigi kara maadooyinka kala ah:- *Biology iyo Chemistry*
SHURUUDA Baraha laga doonayo
1) In uu Heysto shahaado Education .
2) In uu leeyahay khibrad shaqo ugu yaraan
3 sano ah.
3) In uu dagan yahay Nawaaxiga Dugsiga ( DEYNIILE - Gubta/Barwaaqo)
4) In uu diyaar u yahay in uu maro imtixaan tijaabo ah.
5) Xilliga shaqada: waa gelinka h**e (Subax).
Maalmaha kala ah (Sabtiga, Axada iyo Isniinta)
Fadlan kusoo dir Cv ga iyo copy shahaado 👇
Whatsappka Numberada *Tell: 0618093125 iyo 0617877050
Wabillahi Tawfiiq

Dhammaan Ardayda Dugsiga Anfaal primary &secondary school waxaa la xasuusinaa inaw noo furmi doono  iskuulka Barri oo ay...
28/08/2026

Dhammaan Ardayda Dugsiga Anfaal primary &secondary school waxaa la xasuusinaa inaw noo furmi doono iskuulka Barri oo ay taariikhdu ku beegan tahay 29Agusto 2026, Fasax dheer kadib.
Sanad dugsiyeed cusub iyo Dadaal cusub i.a

  Waalidiinta sharafta leh Uniformka Saxda ah ee Dugsiga Sare waa midka ay Tick ta saaran tahay saas ula soco
25/08/2026

Waalidiinta sharafta leh Uniformka Saxda ah ee Dugsiga Sare waa midka ay Tick ta saaran tahay saas ula soco

  : Maamulka, Macallimiinta, Ardayda iyo Waalidiinta Dugsiga Anfaal primary &secondary school waxey ka tacsiyeynayaan dh...
24/08/2026

: Maamulka, Macallimiinta, Ardayda iyo Waalidiinta Dugsiga Anfaal primary &secondary school waxey ka tacsiyeynayaan dhammaan GEERIDA KU TIMID Ardaygeenna
Kaasoo ku geeriyoodey Badda Waxaan u rajeyneynaa inaw ilaahey ku daro shuhada kuna Abaal mariyo Jannatul Firdowsa waxaw ahaa Arday nagu qaaliya sido kale waxaan uga tacsiyeyneynaa Reer Cabdullahi Cirroobe iyo Maamo Dahabo Xasan Nuur iyo Fasalki Form Three ee aw ka tirsanaa kaaso noqan lahaa Form four lkn ilaahey ayaa naga jeclaaday waxaan leenahay Sabir iyo Iiman

Maamulka, macallimiinta iyo Ardayda dugsiga Anfaal primary &secondary school waxey hambalyo Guud u dirayaan Ardayda Fasa...
15/08/2026

Maamulka, macallimiinta iyo Ardayda dugsiga Anfaal primary &secondary school waxey hambalyo Guud u dirayaan Ardayda Fasalka F4
Ee ka gudbay imtixaanka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare.
Si gaara Ardaydeenna Anfaal waxaan leenahay guul intaas kasii badan ayaan idiin rajeyneynaa

Official:- Sabti, 15-ka Agoosto 2026 ayaa la shaacinayaa Natiijada Imtixaanka Fasalka 12aad.
13/08/2026

Official:- Sabti, 15-ka Agoosto 2026 ayaa la shaacinayaa Natiijada Imtixaanka Fasalka 12aad.

Maalmaha soo socdo waxaa la shaacin doonaa Natiijada Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12aad.Waxaan u rajeyneynaa dhammaan a...
12/08/2026

Maalmaha soo socdo waxaa la shaacin doonaa Natiijada Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12aad.

Waxaan u rajeyneynaa dhammaan ardayda Natiijo ay ku farxaan, sidoo kale la soco xilliga rasmiga ah ee shaacinta Insha Allaah.

  waxaa istiikarkaan Hambalyada ah idiin soo diray Fasalka F4, adinkane usoo duceeya.
09/08/2026

waxaa istiikarkaan Hambalyada ah idiin soo diray Fasalka F4, adinkane usoo duceeya.

Waxaan leenahay si guud Ardaydeennn Hambalyo si gaara Waxaan ugu hambalyeyneynaa
09/08/2026

Waxaan leenahay si guud Ardaydeennn Hambalyo si gaara Waxaan ugu hambalyeyneynaa

Address

Wadada Warshadaha
Mogadishu
0618093125

Telephone

+252618093125

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Anfaal primary &secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category