Kor u qaad aqoontaada oo ku baro luuqada INGIRIISKA waqti kooban. Kusoo dhawoow goobta waxbarasha saxda ahi ee habka online ka.
Whatsapp ka nagala soo hadal 61 8561984 .
Mahadsanid.
Al-Tawba International Academy
welcome to Al-Tawba International Academy. We have many courses like teaching Quran, Seminars and some others. How can we help you?
We teach Online and distance learning courses
๐
๐๐๐ฅ๐๐ง ๐ก๐๐๐ข๐ข ๐๐ฒ ๐ค๐๐ ๐ ๐จ'๐๐ง๐ญ๐๐ก๐๐ฒ ๐ข๐ง๐๐๐ ๐ฌ๐ข ๐๐ฎ๐๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐๐ซ๐๐ญ๐จ ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐ ๐ข๐ง๐ ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ฌ๐ข๐ ๐, ๐ก๐๐ฅ๐ค๐๐ง ๐ฐ๐๐ ๐ฆ๐๐๐ฌ๐ก๐ข ๐ฌ๐ข ๐๐ก๐๐ ๐๐ก ๐ฅ๐๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐๐๐ฐ๐ข๐ง ๐ฅ๐๐ก๐๐.
Fadlan nagala soo xiriir lambarka whatsapp ka 61 8561984 ama naga soo wac sida caadiga ah lambarka shaashada saaran.
Qiimaha Buuga waa $5, casharada waa bilaash(Free).
Mahadsanid.
15/04/2021
Bishaaro Bishaaro Bishaaro
Machadka Al-Tawba waxa uu idiin soo kordhiyay dhammaan maadooyinka hoos ku xusan kuwaas oo lagu qaadan doono qaab Online ah lehna waqti go'an lagu qaadan doono shahaadooyin qofka cilmiga uu bartay.
Wixii faahfaahin ah.
Tell: +252615362766
Tell: +252618561963
Email: [email protected]
18/03/2021
Bishaaro! Bishaaro!
Dhammaan waxaan ugu bishaareyneynaa dadka daneynayo koorsooyinkaan in uu Machadka Al-Tawba idin kugu talagalay qaab ONLINE ah iyaga oo waqti kooban soconaya laguna qaadanayo "Shahaadooyin."
Dhammaan Shaahaadooyinka Koorsooyinkaan waa bilaash ama lacag la'aan, laakiin waxaa kaliya oo lagaa doonayaa waa isdiiwaan galin adiga oo bixinaya 7$ (Toddobo doollar).
Wixii faahfaahin ah kala xiriir.
Whattsup. +252618561963
Whattsup. +252616693024
Email. [email protected]
Click here to claim your Sponsored Listing.