Garaad-bile Primary & secondary school

Garaad-bile Primary & secondary school This page is the educational page

18/12/2025

Hadaf keenu ma ahan tiro, ee waa tayo
(Garaad-bile Hoyga aqoonta iyo cilmiga)

22/11/2025

dhamaan macalimiinta iyo ardayda iskuulka Garaad-bile primary & secondary school. waxaa la ogeysiinayaa in biri oo axad ah iskuulku fasax yahay iyada oo looga gol leeyahay wayneynta maalinta macalinka soomaaliyeed,waxbarashadu waxa ay dib noogu bilaaban doontaa isniinta 24.11.2025.
Wabillaahi tawfiiq

21/11/2025

Happy teachers day.

12/08/2025

Sida qorshuhu yahay, waxaa ๐—ป๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ท๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐—บ๐˜๐—ถ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ la shaacin doonaa maalinta Khamiista. Muuqaalkaan wuxuu idin ka caawinayaa inaad sii ogaataan habka loo baarayo natiijada marka lagu dhawaaqo.

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banadir waxaa ka goโ€™an ilaalinta xuquuqda dadka baahiyaha gaarka qaba, waxaana farriimaha loo gudbinayo si isku mid ah loo gaarsiin doonaa dadka baahiyaha gaarka qaba iyo kuwa aan qabin.

Heerka kala sareynta Dhibcaha class eight
10/08/2025

Heerka kala sareynta Dhibcaha class eight

02/08/2025

Nagu dooro ( Tayo iyo Tacliin )

kulan duco iyo quraan aqris ah oo maanta looga niyeystay allah u naxariistee ustaad C/raxman macalow abiikar  oo gacan k...
17/02/2024

kulan duco iyo quraan aqris ah oo maanta looga niyeystay allah u naxariistee ustaad C/raxman macalow abiikar oo gacan ka xaqdaran goobtiisii shaqada looga dilay
ayaaa maanta bahda waxbarashada iyo gobalka banaadir ugu sameeyeen Hotel Afric ee magaalada muqdisho.

Address

Soomalia
Mogadishu
DARASALAMXAAFADABOQOLSOON

Telephone

+252618498089

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garaad-bile Primary & secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category