22/10/2025
Xaruunta Mogadishu Research & Development Center oo aad uga barateen waxyaabaha la xariira cilmi baarista ayaa qabanaysa Webinar Online ah oo loogu tala galay qof walbo oo daneynaya inuu barto sida loo doorto ciwaan ku haboon daraasadaada sidoo kale effective ah.
Si gaar ah waxaa ka faaidaysan kara ardada jaamacadaha sanadkaan dhameynaya ee ku wareersan inay doortaan ciwaan ku haboon isla markaasna ay fahmi karaan.
Qaabka: Online
Waqtiga: 27 Oct 2025
Saacada: 8:00:00 PM - 10:00:00 PM (Xiliga Muqdisho)
Si aad uga faaidaysatid fadlan iska diiwaan geli link-ga hoose ๐ https://forms.gle/j8oR1Q6kyuyJ9maV9
Ama ku biir WhatsApp Group-ka Hoose๐Follow this link to join my WhatsApp group: https://chat.whatsapp.com/GpwOs9aCpyXLiG3Z5RbK2M?mode=wwt
Ama nagala soo xariir: 61 9931795