Al-Nibraas Primary And Secondary School

πŸŽ“ BACK TO SCHOOL – Al-NibrasKu soo dhowaada Al -Nibras School! πŸ“šβœ¨Waa waqtigii **waxbarasho, dadaal iyo guulo cusub.πŸ“… Dib...
27/08/2026

πŸŽ“ BACK TO SCHOOL – Al-Nibras

Ku soo dhowaada Al -Nibras School! πŸ“šβœ¨
Waa waqtigii **waxbarasho, dadaal iyo guulo cusub.

πŸ“… Dib-u-furista dugsiga: 5 September 2026

Aan wadajir ugu bilowno sannad cusub oo guul leh!🌟

Hamplyo hamplyo Dhamman ardayda gobalka banadir ee ku baasay imtixaanka shahaadiga ee fasalka 8aad  ee manta la shaaciye...
09/08/2026

Hamplyo hamplyo
Dhamman ardayda gobalka banadir ee ku baasay imtixaanka shahaadiga ee fasalka 8aad ee manta la shaaciyey gaar ahaan ardayda Al-Nibraas Primary And Secondary School ee ku baasay imtixanka waxan idin rajeyneynaaa guulo badan iyo mustaqbal ifaya i.a

#2026εΉ΄


Dhamman maamulka ,macalinmiinta & ardaydaba waxa ay duca iyo bogaadin  udirayaan ardayda shahaadiga ah ee fasalka 8aad e...
15/06/2026

Dhamman maamulka ,macalinmiinta & ardaydaba waxa ay duca iyo bogaadin udirayaan ardayda shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee manta galaya imtixanka uu qaadayo Agaasimka waxbarashada mamulka gobalka banadir allaha idn fududeyo waxana idiin rajeyneynaaa inaad kaso muuqataan kaalmaha h**e ardaydeenii insha allaha

Hambalyo Fasalka 5aad ee oo ku guulaystay tartan aqooneedkii 2025/2026 F.g: Subaxleey waxaa ku guulaystay fasalka 7aad h...
11/06/2026

Hambalyo Fasalka 5aad ee oo ku guulaystay tartan aqooneedkii 2025/2026
F.g: Subaxleey waxaa ku guulaystay fasalka 7aad halka galabydana ay ku guulaysteen fasalka 5aad........................hambalyo ....................
waxaa sugnaaba waa 7aad vs 5aad

Maanta oo aheed talaado oo ay taariikhda ku Beegneyd 09/06/2026  waxaa Tartan adag uu dhex Maray labada Fasal ee kala ah...
09/06/2026

Maanta oo aheed talaado oo ay taariikhda ku Beegneyd 09/06/2026 waxaa Tartan adag uu dhex Maray labada Fasal ee kala ah Fasalka 9aad iyo Fasalka 7aad.
Guushu waxey raacday fasalka 7aad.
Sidaas waxaa ugu guulaystay tartankii finalka ahaa ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 fasalla 7aad hambalyo hambalyo

Waxaa si habsami leh u socdo imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8AAD ee Sanad Dugsiyeedka 2025-2026 AL-Hayat Foundation
09/06/2026

Waxaa si habsami leh u socdo imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8AAD ee Sanad Dugsiyeedka 2025-2026
AL-Hayat Foundation

Shalay oo maalinimo sabti aheyd taarikhduna ku beegneyd 4/4/2026 waxa ino bilowday imtixan  bileedkii labaad ee sanad du...
05/04/2026

Shalay oo maalinimo sabti aheyd taarikhduna ku beegneyd 4/4/2026 waxa ino bilowday imtixan bileedkii labaad ee sanad dugsiyeed 2025- 2026 dugsiga Al-Nibraas Primary And Secondary School maamulka & macalimiintuba waxay guul urajeynayaan dhammaan ardyda uu imtixaanka ubilowday guuul iyo natiijo ay ku farxaan dhamman insha allaha

Exam time
02/04/2026

Exam time

ΨͺΩ‚Ψ¨Ω„ Ψ§Ω„Ω„Ω‡ Ω…Ω†Ψ§ ΩˆΩ…Ω†ΩƒΩ… Ψ΅Ψ§Ω„Ψ­ Ψ§Ω„Ψ§ΨΉΩ…Ψ§Ω„β™‘ΨΉΩŠΨ― Ω…Ψ¨Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ψ§Ψ±Ωƒβœ¨β™₯οΈπ‚πˆπˆπƒ 𝐖𝐀𝐂𝐀𝐍 𝐎𝐎 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍Eid Mubarak Dhamaan Umadda Musli...
19/03/2026

ΨͺΩ‚Ψ¨Ω„ Ψ§Ω„Ω„Ω‡ Ω…Ω†Ψ§ ΩˆΩ…Ω†ΩƒΩ… Ψ΅Ψ§Ω„Ψ­ Ψ§Ω„Ψ§ΨΉΩ…Ψ§Ω„β™‘

عيد Ω…Ψ¨Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ψ§Ψ±Ωƒβœ¨β™₯️
π‚πˆπˆπƒ 𝐖𝐀𝐂𝐀𝐍 𝐎𝐎 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍

Eid Mubarak Dhamaan Umadda Muslimiinta ah Gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed Farxad iyo caafimaad ku ciida.

𝗙𝗔𝗦𝗔𝗫𝐀 πŸ­πŸ¬π—žπ—” π——π—”π— π—•π—˜ π—•π—œπ—¦π—›π—” 𝗕𝗔π—₯π—”π—žπ—˜π—¬π—¦π—”π—‘ π—˜π—˜ π—₯𝗔𝗠𝗔𝗗𝗔𝗑 𝐈𝐘𝐎 πŒπ€π€π‹πŒπ€π‡π€ π‚πˆπˆπƒπ€Dhamaan Maamulka, Macalimiinta, Hawlwadeennada iyo Arday...
12/03/2026

𝗙𝗔𝗦𝗔𝗫𝐀 πŸ­πŸ¬π—žπ—” π——π—”π— π—•π—˜ π—•π—œπ—¦π—›π—” 𝗕𝗔π—₯π—”π—žπ—˜π—¬π—¦π—”π—‘ π—˜π—˜ π—₯𝗔𝗠𝗔𝗗𝗔𝗑 𝐈𝐘𝐎 πŒπ€π€π‹πŒπ€π‡π€ π‚πˆπˆπƒπ€

Dhamaan Maamulka, Macalimiinta, Hawlwadeennada iyo Ardayda Dugsiga Al-Nibraas Primary And Secondary School , waxaan ogaysiinaynaa in Iskuulku fasax yahay, fadliga ay leedahay bishaan barakeysan ee Ramadaan awgeed maadama la galay 10 kii ugu dambeyay ee Bisha Ramadaan.

Fasaxu wuxuu bilaabanayaa Maanta oo aarbaca ah, taariikhduna tahay 22-ka Ramadaan 1447 Hijriya, kuna beegan 11-03-2026 Miilaadi.

Sidoo kale fasaxu wuxuu ku egyahay Maalin Jimco, taariikhduna ku beegantahay 27-03-2026.

Daraasada waxbarasho waxay dib u bilaaban doontaa Maalin Sabti ah, taariikhdu ku beegan tahay 28-03-2026.

Haddaba ardayda Dugsiga waxaan Alle ka baryeynaa inta aynu caafimaad qabna, kana faa’iidaysanno 10-ka dambe ee bisha Ramadaan iyo maalmaha Ciidul Fidriga, dabadeedna si nabad ah dib ugu soo laabanno dugsiga Insha Allah.

Dhammaad

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:30 - 17:30
Tuesday 06:30 - 17:30
Wednesday 06:30 - 17:30
Saturday 06:30 - 17:30
Sunday 06:30 - 17:30

Telephone

+252614904050

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Nibraas Primary And Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Al-Nibraas Primary And Secondary School:

Shortcuts

Share

Category