25/05/2024
waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan ardayda ka aflaxday macahdka capital dadaal dheer kadib waxay xaqiijiyeen hadafkoodii waxaana ugu ducaynayaa inay noqdaan kuwii ku anfaca cilmiga ay barteen uguna adeegaan bulshadooda .