Wasiirka Qoyska “ Maanta Xildhibaanada labada aqal waxay dalka u direen doorasho qof iyo cod ah.”
Muniir Ahmed
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Muniir Ahmed, Mogadishu.
Maamulka Gobolka Banaadir oo bilaabaya diiwaangelinta dadweynaha iyo Qoysaska ku nool Magaalada Muqdisho.
Dhago Waraabe
Nintuulo ka sii carraabaya ayuu
Waraabe gajaysani ka soo hor baxay
Waraabihii waxa uu u soo cararay
Dhankii ninkii.
Niinkii waxa uu gacmaha la helay labadii dhegood ee Waraabaha
Isaga oo mudo dheer sidii u haya dhagaha,
Ayaa nin kale soo garab maray, Inta uu dhawaaqay ayuu ku yidhi
"Waaar Waraabaha aan dhegaha hayo.
Kaalay gawrac" .
Haddii kale aniga gawriciye dhaga ii qabo.
Niinkii Baa Isaga oo yaabban dhaggaha uqabtay
Ninkii Marka h**e dhaggaha hayaa iska dhagaajiya
23/11/2020
Systems of hardware
Click here to claim your Sponsored Listing.