25/08/2026
Our Boss
Som Digital One day is coming 😁.
Next years ⏳
Somdigital | Build Your Digital Future 💻
Marketing • Crypto • Skills
🌐 som-digital.com
25/08/2026
Our Boss
Som Digital One day is coming 😁.
Next years ⏳
24/08/2026
SomDigital Private Advisory Program
September waa furan yahay, hadda qabso booskaaga.
5 maalmood kadib ayaa la xirayaa boosaska September. Haddii bishii h**e kaa xirmay, hadda fursadda September ayaa kuu furan.
Marka aad booskaaga qabsato, waxaan kuu soo diri doonnaa fariin ay ku qoran yihiin waqtiga uu Program-kaagu bilaabanayo, maalmaha iyo saacadaha.
Haddii aad dooneysid inaad ka mid noqoto SomDigital Private Advisory Program, fadlan nala soo xiriir:
WhatsApp: +252 771436002
Telegram: +252 771 436002
21/08/2026
COMING SOON
GUULEYSTAHA $20 USDT
Waxaan hadda ku jirnaa kala saarista iyo dib-u-eegista tartanka.
Dad badan ayaa si sax ah uga jawaabay saadaashii Bitcoin, sidaas darteed waxaan hubineynaa jawaabihii iyo waqtigii qof walba uu comment-ka soo gudbiyay.
Yaa ku guuleysanaya $20 USDT?
⏳ COMING SOON...
Guuleystaha waxaan shaacin doonaa Insha’Allah marka kala saaristu dhammaato.
SomDigital Team
20/08/2026
Ku guuleyso $20 USDT qiyaasi halka uu gaari BTC 24h ka dib Qofka ku guuleysta waan shaaci doonaa Insha’Allah.
12:00 pm barito Guuleystaha halkaan kala soco
Sida codeynta ugu guuleysto follow dheh page ka dib comment ku soo qor tusaale 72k 71k 67k
maxaan ku dartaa memecoins ?
Muxuu yahay program som digital advisor program yaaa codsan kara ?
maanta wax cusub diyaar matihiin ?
MEMECOIN LIVE TRADER
09/08/2026
Share your experience
Xirfadaha aad leedahay ee aad 100% hubto inaad meel kasta kaga shaqayn karto maxay yihiin?
Waxaa laga yaabaa in qof raadinaya xirfaddaada uu halkan kugu arko oo fursad kuu furanto.
Comment-ka hoose ku soo qor xirfaddaada.
Shaafici Hassan
09/08/2026
July 1 from 0.01 August 9 0.18
Thanks Tutorial 😊