27/08/2023
Ururka Hormarinta Waxbarashada Ee Midnimo "U H W M"
dhamaan asxaabta nagu so biireyso waxan ka codsaneynaa in pageka like iyo share intaba nagu caawiyaan insha alaah
27/08/2023
23/11/2020
Ogeysiis ogeysiis
Dhamaan bahda waxbarashada waxa la ogeysinaya in URURUKA HORMARINTA WAXBARASHADA EE MIDNIMO (UHWM)
In uu qabanaayo Seminaar ku saabsan
Emerging infectious disease Threats & prevention Strategy oo ah
Cudurada faafa kuwa so ifbahayo sida loo daaweyo & strategyada looga hortago.
Maalinka khamiista 26/11/2020
Waxana lagu qabanaya jaamacada Sombridge University hall
Is diiwangelintu wa ay socotaa
Ka faaideysi wacan
Wixii faah faahin ah kala xirir Numberada hoos ku qoran
0615199620 ama 0614393051 ama 0616259028
Mahdsanidiin.
08/08/2020
Ogeysiis ogeysiis
Dhamaan bahda waxbarshda wax la ogeysinaya in ururka tababarida cafimadka ee midnimo uu qabanayo seminar ku saabsan
Public speaking & Time management.
Is diiwaangelinta waa ay usocotaa socoto
Ka faaideysi wacan.
Waxii Farah faahin ah kala xariir ciwaanada hoos ku qoran.
Tell: 0615199620 ama 0614393051
Mahadsanidiin.
05/07/2020
بسم الله الرحمن الرحيم
Macluumad aad uga bahan tahay VITAMIN D ga iyo xariirka LAFAHA ka la dhaxeeya :
Vitamin D waxaa loo yaqaanaa Fitamiinka cadceeda (Sunshine Vitamin) , waxaa saas laagu magacaaabay ayadoo isha ugu hodansan ee laga helo Vitamin D-ga ay tahay fallaaraha cad-ceeda ,
VD ga jirku wuxuu samaystaa marka cadceedu ay si tooso kuugu dhacdo lkn cadceed kaaga soo gudubtay muraayad lagama helo faaido
VD ga wuxuu u kala baxaa ilaa sadex nuuc waxaana ugu muhimsan VD3 ga oo kaliyaha lagu sameeyo.
VD gu wuxuu muhim u yahy jirku inuu soo nuugo calcium ku filan
Calcium tuna waa tan noo dhista LAFAHA iyo shaqooyin kale oo badan.
MEELAHA LAGA HELO :
▪ 90% qorraxd ( Fallaaraha cadceeda hadii ay ku dhacaan jirkaaga , jirka ayaa soo saranaya , sidaa daradeed waa muhim in maalinti ugu yaraan qoraxda aad isku dhigto ilaa 30 daqiiqo ).
▪ 10% cunnooyinka sida :
kalluunka , beerka , farmaajada , haruurka , ukunta jaallaha ah IWM .
●.FAA IDOOYINKA UU ULEEYAHY LAFAHA IYO JIRKA :
▪ wax uu ka qeyb qaataa nidaaminta iyo maamulidda Calcium-ka iyo phosphate ka , sidaas daraadeed wuxuu lug fiican ku leeyahay korniinka lafaha.
▪ wuxuu dar dar galiyaa korniinka lafaha iyo carjowda , la’aantiis ilmaha yari inuu korniinkiisu gaabis ba’an galaa laga yaabaa( Rickets ).
▪ XOOJINTA difaaca jirka ( immune supportive )
MAXA DHIB AH OO KA YIMAADA HADII UU KUGU YARAADO:
▪ Lafaha oo bur buro iyo qal qalooc waliba caruurta ( rickets ).
▪ Lafa xanuun iyi bur bur dadka wawayn ( osteomalycia ).
▪ Murqa xanuun iyo daal.
danbayn VD wa mid kamida kuwa ugu muhimsan markii aan ka hadlayno cudurada lafaha , bur burkooda iyo koria la'aantodaba hadaba hadii aad aragto caruur yar oo lugu qal qaloocaan xanuna leh fadlan waa muhim inaad dhaqaatirta lafaha la xariirtaana si baaritaan loogu sameeyo vitamin D ga .fadlan like sar share dheh si uga faideystan asxbtada kle mhdsandiin ..........w/a R.m.Y
Hambalyada 1 luuliyo iyo ururka UHCM hambalyo somalia guul iyo gabanimo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
01/07/2020
Hambalyo 1 luuliyo somalia hormar wacn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
□ Cudurka (Trichomoniasis)
Waa cudur si joogta ah u wax yeeleeya xubnaha taranka iyo marinka kaadida
◇ Noolaha sababa Cudurkaan :
Waxaa cudurkaan sababa noola loo yaqaano
(Trichomanas Vaginalis)
◇ Cudurkaan waxaa lagu kala qadaa galmoodka
◇Mudo huuriska cudurkaan :
Waa 4 ilaa iyo labaatan maalmood.
◇ Calaamadaha cudirkaan:
¤ Dumarka waxey isku arkayaan dareera ka imanaya
¤ Saxaha oo ur leh
¤ xubinta taranka oo gaduudata
¤ Cuncun xaddhaaf ah
¤ Kadida oo dhibta
¤ galmada oo dhib kunoqota
◇ Baaritaanka Cudurkaan
1. Dareeraha xubinta taran ka oo lagu baaro sheybaar
2. Korinta ilma aragtada (Culture).
◇ Daawada Cudurkaan
1. Mitronidzole 500mg sadax waqti
Mudl labo isbuuc ah
Dumarka uurka leh maqadan karaa 3 sadaxda bilood ee ugu horeeysa uurka
2. Clotrimazole Vaginal labo waqti
Like share .
23/05/2020
Asalamu Aleikum dhamaan bahda ku xiran Page "U.H.C.M"
Munaasabada CIIDA awgeed
Ku guuleyso abaal Marin lacageed ay kuugu tala galeen ururka hormarinta caafimaadka ee midnimo
Tijaabi nasiibkaga oo qabso lambar
1)
2)
3)
4) ilaa 500
waxa guusha iska leh 5 ta number abaalmarinta ku xusantahay fadlan si aad uga midnoqoto guulestaha Ciida Buuxi
Shuruudahaan
1) saar page-ka
2) gareey postigan.
3) saar postigan
4) ahaan uga jwb
5) ind buuxisey shuruudaha
6) soo raaci
Hubi inaadan qabsan lambar horay loo qabsaday
F.G : qofkii Buuxiyada shuruudaha ayaa ku gulesanaya.
wuxuna sonocayaa 24saac
Nasiib wacan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu