Al-nur Primary & Secondry School

Al-nur Primary & Secondry School Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al-nur Primary & Secondry School, School, Mogadishu.

Al-nur Primary & Secondary School
πŸ“š High-quality learning – from primary to secondary
🌟 Shaping the future of our students
πŸ… Among the leading schools in Puntland
πŸ“ Galdogob, Mudug – Somalia

"Quality education is the key to success."

SHAACIN: Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland oo Shaacisay in beri oo khamiis ah Taariikhduna tahay 23 ...
22/07/2026

SHAACIN: Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland oo Shaacisay in beri oo khamiis ah Taariikhduna tahay 23 July 2026 si rasmi ah loo Shaacin doono natiijada Imtixaanka fasalka 8aad.
Guul ayan rajaynaynaa dhamaan Ardayda fasalada 8aad ee Dugsiga dhexe ee Puntland

Shaacinta Jadwalka Waxbarashada Sannad-dugsiyeedka 2026–2027.
22/07/2026

Shaacinta Jadwalka Waxbarashada Sannad-dugsiyeedka 2026–2027.

06/07/2026
06/07/2026

OGEYSIIS
AL-NUUR PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL
Waxa la ogeysiinayaa dhammaan waalidiinta, ardayda cusub iyo kuwii h**e in diiwaangelinta sannad-dugsiyeedka cusub ay shalay si rasmi ah u bilaabatay, welina ay si caadi ah u socoto.
Waxaan si xushmad leh uga codsaneynaa waalidiinta inay carruurtooda sida ugu dhaqsaha badan u soo diiwaangeliyaan si ay uga faa'iidaystaan bilowga waxbarashada.
Goobta Diiwaangelinta: Xafiiska Al-Nuur Primary and Secondary School
Maamulka Al-Nuur Primary and Secondary School Kala xiriir lambarada kala ah 5332828 ama 7706126 ama 7362105

MAHADSANIDIIN

Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland waxay bulshada, gaar ahaan ardayda isu diyaarinaysa imtixaanka sh...
26/04/2026

Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland waxay bulshada, gaar ahaan ardayda isu diyaarinaysa imtixaanka shahaadiga ah, la wadaagtay jadwalka rasmiga ah ee imtixaanaadka sannad-dugsiyeedka 2025–2026.

Waxaan ardayda ku boorrinaynaa inay si wanaagsan isu diyaariyaan, wakhtiga ilaaliyaan, ayna raacaan tilmaamaha Xafiiska Imtixaanaadka.

Waxaan u rajaynaynaa dhammaan ardayda guul iyo natiijooyin wanaagsan.

BAHDA DUGSIGA AL_NUUR PRIMAY AND SECONDARY WAXA AY  LA WADAAGAYAAN TACSI TIRAANYO LEH DHAMMAAN EHELKA UU KA BAXAY U. MAX...
27/10/2025

BAHDA DUGSIGA AL_NUUR PRIMAY AND SECONDARY WAXA AY LA WADAAGAYAAN TACSI TIRAANYO LEH DHAMMAAN EHELKA UU KA BAXAY U. MAXAMUUD KULMIYE OO KU GEERIYOODAY MAGAALADA KISMAAYO MAANTA 27/10/2025
WAXAAN TACSI GAAR AH LAWADAAGAYNAA EEDDO XASANO KULMIYE BIIB INUU DHAMMAAN QARAABADA SAMIR EEBBE KA SIIYO JANATUL FIRDOSANA GEEYO.

10/08/2025

Afsoomaaliga qoran waa gobaladee?
Macalin xirsi

01/08/2025

OGAYSIIS FURITAANKA DUGSIGA

πŸ“š Alnuur Primary and Secondary School

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan waalidiinta iyo ardayda in:

βœ… Dugsiga uu si rasmi ah u furmi doono Sabti 02/08/2025.
βœ… Waxaa sidoo kale bilaabatay isdiiwaangelinta ardayda cusub ee fasallada:

Dugsiga Hoose: Fasalka 1aad ilaa 4aad

Dugsiga Dhexe: Fasalka 5aad ilaa 8aad

Dugsiga Sare: Fasalka 9aad ilaa 12aad

πŸ•’ Waqtiga diiwaangelintu waa maalin kasta marka laga reebo Jimcaha laga bilaabo 8:00 subaxnimo ilaa 12:00 duhurnimo.

πŸ“Furitaanka iyo waxbarashada waxaa lagu bilaabi doonaa jawi habsami leh iyo deganaan.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir:

πŸ“ž +252 905 332828
πŸ“ž +252 907 706126
Kusoo dhowaada Alnuur –" Goobta aqoonta iyo anshaxa".Ω…ΩƒΨ§Ω† Ψ§Ω„ΨͺΨΉΩ„ΩŠΩ… ΩˆΨ§Ω„Ψͺربية ΩˆΨ§Ω„ΨΉΨ¨Ψ§Ψ―Ψ©.

WARGELINWASAARADDA WAXBARASHADA & TACLIINTA SARE EE PUNTLAND WAXA AY MAANTA OO KHAMIIS AH SHAACINAYSAA NATIIJADA IMTIXAA...
31/07/2025

WARGELIN

WASAARADDA WAXBARASHADA & TACLIINTA SARE EE PUNTLAND WAXA AY MAANTA OO KHAMIIS AH SHAACINAYSAA NATIIJADA IMTIXAANKA FASALKA 8-AAD EE SANNAD-DUGSIYEEDKA 2024/2025.

Booqo; https://peco.moeplstate.so

OGAYSIIS FURITAANKA DUGSIGADugsiga ALNUUR PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL wuxuu si rasmi ah u furmayaa Sabti 2-da Agoosto 2...
27/07/2025

OGAYSIIS FURITAANKA DUGSIGA

Dugsiga ALNUUR PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL wuxuu si rasmi ah u furmayaa Sabti 2-da Agoosto 2025, taasoo ah bilowga sanad dugsiyeedka 2025–2026.

Waxaa lagu wargelinayaa ardaydii h**e iyo ardayda cusub in la ilaaliyo waqtiga furitaanka si si habsami leh loogu bilaabo waxbarashada.

Dugsiga Alnuur wuxuu bixiyaa heerarka waxbarasho ee kala ah:

βœ… Dugsiga Hoose: Fasalada 1aad – 4aad

βœ… Dugsiga Dhexe: Fasalada 5aad – 8aad

βœ… Dugsiga Sare: Fasalada 9aad – 12aad

πŸ“ž Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
5332828 ama 7706126

Address

Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 00:00 - 00:00
Tuesday 00:00 - 00:00
Wednesday 00:00 - 00:00
Thursday 00:00 - 00:00
Saturday 00:00 - 00:00
Sunday 00:00 - 00:00

Telephone

+252907706126

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-nur Primary & Secondry School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Al-nur Primary & Secondry School:

Shortcuts

Share

Category