Mohammed Hassan Osman
Walaalaha sharft iyo Qadarinta mudanow kusoo dhowaada paga keyga, qof waliba asxaabta kamid eh Xishm
27/02/2021
27/02/2021
Monthly Debate is finally here, just less then 5 hours away! Are you ready to attend this big event? We give you our high level panelists and moderator.
26/02/2021
明天下午2021年2月27日
时间:16:00
📍宾馆Horiyaal🏨
欢迎大家。
Martida kulanka Beri Ms. Qamar Sahal!!
Marwo Qamar Sahal waa milkiilaha iyo maamulaha Shirkada Farjano Ee degmada Baydhawo, KGS. Shirkadeeda waxay soo saarta dalagyada saliid sisinta iyo dalaga cereals ayadoo u dhoofisa wadamamada Ethiopia, kenya iyo gebi ahaanba gobolada dalka Soomaaliya. Marwo Qamar waxay leedahay in ka badan 20 sano oo khibrad ganacsi ah. Intii ay ku jirtay hayaanka hal-abuurnimada ganacsiga waxay taagyeertay haweenka ganacsi yar-yar iyo kuwa dhexeba ku jira ee guud ahaan KGS, gaar ahaan degmada Baydhawo.
Ms. Qamar Sahal is the Owner & Managing Director of Farjano Company in Baidoa District, SWS. Her company has been produced Sesame Oil and Processing Cereals by exporting to clients in Ethiopia, Kenya, and entirely in Somali regions. Ms. Qamar has over 20 years of entrepreneurship experience. During her entrepreneurship journey until this moment, Ms. Qamar has been regularly supporting junior female entrepreneurs in Baidoa District.
25/02/2021
Meshaas hal family ayaa ku heshiyey wixii Ayaga rabaan waa ay soo qorteen 🙂
unuk intee nahay uuw
24/02/2021
注意新型冠状病毒感染
WACYI-GELINTA COVID-19
Fadlan ka taxadir Caafimaadkada oo ilaali Naftaada iyo tan bulshadaba adigoo Raacaayo tilmaamaha soo socda:
1) Gacmahaaga si joogta ah udhaq; adigoo isticmaalaaya saabuun/Jeermis-dile
2) Xiro af-daboolka (Face Mask)
3) Marka aad qufaceyso adeegso cududaada ama ku Dabool Afkaaga maro
4) Booqo Xarun Caafimaad hadii aad isku Aragto Calaamaddaha Covid19.
Mahadsanidiin
23/02/2021
Don’t miss Only 4days left
Baidao 💡
Ma leedahay hami ah in aad noqotid Hal-abuure Ganacsi? Ma jeceshahay in aad waxbadan ka ogaatid fursadaha iyo caqadaha ku geedaaman ganacsiga gabdhaha? Ma daneynaysaa in aad ka qeyb gasho doodaha Hal-abuurka Ganacsiga?
Haddii jawaabtaadu tahay haa, Xarunta SIH, waxay kugu casuumeysaa dooda bilaha(Monthly Debate) oo ah madal lagu gorfeeyo caqabadaha dhanka Hal-Abuurka Ganacsiga ee degaanada koonfurgalbeed. fadlan nalaga soo qeyb gal dood ku saabsan:(Women Entrepreneurship: challenges and Opportunities in Baidoa District, SWS.). waa iswareysi guud oo lagu falanqeynaayo fursadaha iyo caqabadaha ku geedaaman ganacsiga haweenka. doodan waxa lagu qabandoona Horyaal Hotel, 27 bishaan Febuary sabtida, afarta galabnimo. madashaan waxaa ku casuuman khubaro dhanka ganacsiga ku xeeldheer.
FG: xarunta waxay marwalbo ahmiyada siineysa kasoo gaybgalasha badqabkooda/free mask
Meerisyadii abwaan Gaarriye AUN ee ahaa:
“Dhego ma leh war k**a d**o
Indho ma leh wax lagu dayo
Nabaddana dan k**a laha”.
23/02/2021
Bilacada Degmada Buurhakaba ee Gobalka Baay❤️
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
252