Zamzam Agricultural Students Union - ZASU

Zamzam Agricultural Students Union - ZASU

Share

Bartani waa bogga rasmiga ah ee Midowga ardayda kuliyadda beeraha ee jaamacadda Zamzam.

Photos from Zamzam Agricultural Students Union - ZASU's post 03/12/2025

Kulan Isdhexgal & Soo Dhaweyn Ardayda Cusub ee Culuumta Beeraha,

Shalay waxaa dhacay kulan isdhexgal iyo soo dhaweyn gaar ah oo loo qabtay Ardayda Cusub ee (Culuumta Cilmiga Beeraha )kulan kaas oo ay soo qaban qabiyeen Mamulka Kuliyadda iyo Ururka ZASU,

Ujeeddadu waxay ahayd in la xoojiyo isku-xirka ardayda, lagu dhiirrigeliyo wada-shaqaynta, isla markaana lagu Abuuro jawi firfircoon oo kalgacal iyo dhiira gelin leh.

Ciyaartii kubadda cagta ee ay ardaydu ku muujiyeen hal-abuur, is-faham iyo wada-jirka waxaa Qeyb ka ahaa Mamulka jamacadda, taas oo kor u qaaday ruuxa saaxiibtinimada iyo niyadda wanaagsan ee sanad cusub oo waxbarasho.

Jaamacadda Zamzam waxay ka goโ€™an tahay in ay taageerto ardayda cusub,Zamzam Agricultural Students Union - ZASUaata horumarinta beeraha iyo dhaqaalaha dalka.

2025/2026 Zamzam Agricultural Students Union - ZASU

16/11/2025

Congratulations to Mr. Abdirizak Mohamed Sheikh Abdi on becoming the new Dean of the Faculty of Agriculture. We wish him success in his new role and look forward to his positive leadership

13/11/2025

MAGACAABIS :

Gudoomiyaha guud ee Zamzam Agricultural Students Union - ZASU MUDANE: Sadak Hussein Wasuge
aayaa xilka gudoomiyaha arimaha dibadda ee u magacaabay
Yussuf Abdirizak Yusuf

13/11/2025

MAGACAABIS :

Gudoomiyaha guud ee Zamzam Agricultural Students Union - ZASU MUDANE: Sadak Hussein Wasuge
aayaa xilka gudoomiyaha Maaliya ee u magacaabay
Halima Hassan Mohamed

13/11/2025

MAGACAABIS :

Gudoomiyaha guud ee Zamzam Agricultural Students Union - ZASU MUDANE: Sadak Hussein Wasuge
aayaa xilka gudoomiyaha Warfaafinta ee u magacaabay
Aden Hassan Abdirizak

13/11/2025

MAGACAABIS :

Gudoomiyaha guud ee Zamzam Agricultural Students Union - ZASU MUDANE: Sadak Hussein Wasuge
aayaa xilka gudoomiyaha Ciyaaraha (Sports) ee u magacaabay
Hassan Salad Abdi

13/11/2025

MAGACAABIS :

Gudoomiyaha guud ee Zamzam Agricultural Students Union - ZASU MUDANE: Sadak Hussein Wasuge
aayaa xilka gudoomiyaha Sharci dajinta ee u magacaabay
Sakariye Isxaq Hussein

13/11/2025

MAGACAABIS :

Gudoomiyaha guud ee Zamzam Agricultural Students Union - ZASU MUDANE: Sadak Hussein Wasuge
aayaa Xog-hayaha guud ee u magacaabay
Sabirin Mohamoud Gesey

13/11/2025

MAGACAABIS :

Gudoomiyaha guud ee Zamzam Agricultural Students Union - ZASU MUDANE: Sadak Hussein Wasuge
aayaa xilka gudoomiyaha arimaha gudaha ee u magacaabay Abdirahman Mohamed Omar

Photos from Zamzam Agricultural Students Union - ZASU's post 14/10/2025

Xarunta Dhexe ee Jaamacadda Zamzam waxaa maanta si rasmi ah uga bilowday Toddobaadka Jihaynta iyo Soodhaweynta Ardayda Cusub ee sanad-dugsiyeedka 2025โ€“2026. Maamulka jaamacadda oo ay hormuud ka yihiin Guddoomiyaha, Guddoomiye-ku-xigeenka, iyo Madaxa Waxbarashada ayaa ardayda si diirran u soo dhaweeyay, iyaga oo la wadaagay macluumaad muhiim ah oo ku saabsan habsami u socodka waxbarashada iyo xeerarka jaamacadda.

Waxaan si gaar ah u soo dhaweynaynaa ardayda doortay barashada Cilmiga Beeraha.
Sidoo kale, waxaan ku faraxsanahay in ay Zamzam University of Science and Technologyu doorteen goobta ay ku sii wataan hayaankooda aqooneed.

Mar kale, soo dhowaada dhammaan ardayda cusub ee Jaamacadda Zamzam

28/09/2025

๐™’๐™š๐™š๐™  ๐Ÿฎ
Agribusiness Training Series
Faculty of Agriculture-Zamzam University of Science and Technology in collaboration with BINA Somalia :

Topic: ๐™Ž๐™ฉ๐™–๐™ง๐™ฉ๐™ž๐™ฃ๐™œ & ๐™ˆ๐™–๐™ฃ๐™–๐™œ๐™ž๐™ฃ๐™œ ๐˜ผ๐™œ๐™ง๐™ž๐™—๐™ช๐™จ๐™ž๐™ฃ๐™š๐™จ๐™จ ๐™๐™ž๐™ง๐™ข
Facilitator: Yahya Abdullahi Isse โ€“ Founder, Dow Agriculture Technology

๐Ÿ“… Date: 29.09.2025
๐Ÿ•œ Time: 1:30 PM
๐Ÿ“ Venue: BINA Hall

Photos from Zamzam Agricultural Students Union - ZASU's post 22/09/2025

Tababar Gaara oo ku saabsan โ€œ๐—”๐—ด๐—ฟ๐—ถ๐—ฏ๐˜‚๐˜€๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐˜€๐˜€ ๐—™๐—ผ๐˜‚๐—ป๐—ฑ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐˜€ & ๐—ข๐—ฝ๐—ฝ๐—ผ๐—ฟ๐˜๐˜‚๐—ป๐—ถ๐˜๐—ถ๐—ฒ๐˜€โ€

Maanta waxaa ardayda kulliyadda Beeraha ee Jaamacadda Zamzam loogu qabtay hall-ka Bina Somalia ee xarunta Zoobe tababar muhiim ah oo si heer sare ah loo soo agaasimey.

Tababarkan waxaa soo agaasimey Kulliyadda Beeraha iyo Bina Somalia, waxaana soo jeediyey Mr. Majid Hussein Abubakar, Founder & CEO ee Sahal Research & Consultancy (SRC).

Ujeeddada tababarku waxay ahayd in ardayda lagu xoojiyo fahamka aasaaska ganacsiga beeraha iyo fursadaha ku dhex jira. Ka qaybgalayaashu waxay heleen aqoon iyo aragtiyo cusub oo gacan ka geysanaya horumarinta iyo hormarinta agribusiness-ka dalka.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Mogadishu