28/08/2025
HAMBALYO QALIN JABIYAASHA 2025, DUFCADDA 5-AAD EE QEYBTA ENGLISH-KA
Kusoo Dhawaaw 𝗫𝗮𝗻𝗮𝗮𝗻𝗮𝗱𝗮 𝗖𝗮𝗿𝘂𝘂𝗿𝘁𝗮 𝗨𝗯𝗮𝗱𝘀𝗮𝗻 .
28/08/2025
HAMBALYO QALIN JABIYAASHA 2025, DUFCADDA 5-AAD EE QEYBTA ENGLISH-KA
23/05/2025
16/05/2025
𝐇𝐀𝐊𝐈𝐒 𝐁𝐈𝐋𝐀 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍 🌙
30/03/2025
𝐂𝐈𝐈𝐃 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍 🌙
Dhammaan Umadda Muslimiinta Gaar Ahaan Bulsho Weynta Soomaaliyeed Waxaan Ugu Hambalyeynaynaa 𝑩𝒊𝒍𝒂𝒔𝒉𝒂𝒅𝒂 𝑩𝒊𝒔𝒉𝒂 𝑺𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒍.
Ilaahay Ha Naga Aqbalo Soonkeenii, Cibaadadeenii, Iyo Acmaasheenii Suubanayd.
21/11/2024
𝐇𝐀𝐏𝐏𝐘 𝐓𝐄𝐀𝐂𝐇𝐄𝐑𝐒 𝐃𝐀𝐘
21- Nov- 2024 𝑴𝒂𝒂𝒍𝒊𝒏𝒕𝒂 𝑴𝒂𝒄𝒂𝒍𝒍𝒊𝒏𝒌𝒂 𝑺𝒐𝒐𝒎𝒂𝒂𝒍𝒊𝒚𝒆𝒆𝒅
Munaasabadda Xuska Maalinta 𝗠𝗮𝗰𝗮𝗹𝗹𝗶𝗻𝗸𝗮 Soomaaliyeed Awgeed Waxaan Farxadda La Qeyb Sanaynaa Dhammaan 𝑴𝒂𝒄𝒂𝒍𝒍𝒊𝒎𝒊𝒊𝒏𝒕𝒂 𝑺𝒐𝒐𝒎𝒂𝒂𝒍𝒊𝒚𝒆𝒆𝒅 Oo Ah Laf-Dhabarta Bulsha Kasta .
Macallinkeen Allow Kaal Macallinkiis Allow Kaal
ℍ𝔸𝕄𝔹𝔸𝕃𝕐𝕆 ℍ𝔸𝕄𝔹𝕃𝕐𝕆 ℍ𝔸𝕄𝔹𝔸𝕃𝕐𝕆