06/06/2026
Waxa si Rasmi ah Xarumaheena Uga. Bilaabmay Imitixaankii Teeramka Labaad Sanad Dugsiyeedka 2025-2026
Guul Ayaan u Rajaynaynaa Dhamaan Ardaydeena
SEDDCO schools in mogdisho is a speciaL school for the deaf community. Funded 2017
06/06/2026
Waxa si Rasmi ah Xarumaheena Uga. Bilaabmay Imitixaankii Teeramka Labaad Sanad Dugsiyeedka 2025-2026
Guul Ayaan u Rajaynaynaa Dhamaan Ardaydeena
26/05/2026
Ciid wanaagsan
Ciidul Adxa wanaagsan Waxaan idin Rajaynaynaa in Uu Alle idinka Aqbalo Soonka Maalinta Carafo
Kuna Ciidaan Caafimaad iyo Farxad
Najaad Waxay kamid tahay Boqolaalka arday ee wax ka barta iskuulada seddco schools for the deaf Najaad Waxay Qoraysaa mid ka mid. Ah suuradaha Quraanka Kariimka. Isla Markaana Way Aqrinaysaa Ujeedkeenu Waa In Xaqiijino In ardayda Maqalka la Wax baran karaan Xifdin karaan Akhrin karaan Si la mid Dhigooda Kale
Seddco Waa Hoyga Barbaarta Maqalka La iyo Rajada Ardayda Maqalka La Ee Soomaaliyeed
Daawo muuqaalka Abdillahi waa Mid ka mid ah boqolaalka arday ee wax ka barata iskuulka dhagoolayaasha Seddco schools For The Deaf in mogdisho. Abdillahi wuxuu Nala wadaagayaa mid kamid ah suuradaha quraanka Ma ogtahay in Ilmaha maqalka la ay waxbaran karaan Xifdin karaan Qori Karaan Isla markaana Akhrin karaan. Hadii lasiiyo Fursad ay wax ku bartaan
Seddco waa hoyga Rajada Ubadkeena maqalka la
Takbiirta ciida Luuqada Tilmaanta
19/03/2026
Ciid wanaagsan Iskuulka Dhagoolayaasha Seddco Wuxuu Idin Rajaynayaa Ciid Caafimaad Leh Allena Idinka Aqbalo Cibaadadii Soonka
Bahda Iskuulka Dhagoolayaasha Seddco waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaan dhammaan ummadda Muslimiinta, gaar ahaan ardayda, waalidiinta, macallimiinta iyo taageerayaasha iskuulka, munaasabadda barakaysan ee Bisha Ramadaan.
Seddco schools For The Deaf in mogdisho
Hoyga halganka Ardayda Maqalka la
Ramadan kareem
Axmed yare oo ku Guulaystay ardayga ugu wanaagsan iskuulka Seddco schools For The Deaf in mogdisho. Ee bandhiga carwada hooyada iyo carruurta. Sidoo kale cisbitaalka baxnaano ayaa ku abaal mariyey Xidhmo caafimaad oo Lifetime ah
SEDCO Schools for the Deaf waa hoyga Hal abuurka , kartida iyo horumarka ardayda maqalka la’. Waxaan ku faanaynaa doorkeena waxbarasho, kobcinta hibada iyo dhisidda jiil dhab ahaan u dhisan
| Monday | 07:00 - 17:00 |
| Tuesday | 07:00 - 17:00 |
| Wednesday | 07:00 - 17:00 |
| Saturday | 07:00 - 17:00 |
| Sunday | 07:00 - 17:00 |