19/04/2026
Aragtideena ku aaddan dhismaha dhalinyarada Soomaaliyeed, waxaan diiradda saareynaa:
• Horumarinta dhalinyarada
• Waxbarasho wax ku ool ah
• Saameyn bulsho oo dhab ah
Maalmaha soo socda, waxaan si joogto ah idinkula wadaagi doonaa waxyaabo qiimo leh oo fudud oo lagu taageerayo ardayda iyo dhalinyarada.
Waxaan sidoo kale rabnaa inaan idinka maqalno:
Waa Maxay caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada Soomaaliyeed maanta?
Follow garee SYEA si aad ula socoto.