Albayaan primary and secondary school guriceel

Albayaan primary and secondary school guriceel

Share

HALKANI WAA BOGGA RASMI-GA AH EE SCHOOL AL-BAYAAN PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL GURI-EL.

Photos from Albayaan primary and secondary school guriceel's post 14/05/2026
14/05/2026
Photos from Albayaan primary and secondary school guriceel's post 14/05/2026

Arbaco 13 - April -2026
Arday-da fasalka 8aad Gaar ahaan Group-ka A ee fasalkaas ayaa soo gabagabeeyeey Meertada daabuur-ka ee Sanad digsiyeedkan 2025-2026.
Waxay so jeediyeen barnaamijyo taabanaayey mowduucyo kale duwan Oo iskugu jira wacayi-galin , dhiirigalin iyo Madadaalo.

Photos from Albayaan primary and secondary school guriceel's post 15/01/2026

Khamiis 15 -jan -2026 waxaa si guul leh inoogu so gabagaboobay IMTIXAAN-KA Dhexe ee Sanad dugsiyeed 2025-2026.

Photos from Albayaan primary and secondary school guriceel's post 25/06/2025

Munaasabaddan qiimaha badan waxay xasuus inagu siineysaa halgankii geesinimo, midnimadii shacabka Soomaaliyeed, iyo dadaalkii lagu gaarey xorriyadda Gobollada Waqooyi.

26-ka Juun 1960 – 2025
Sanadguuradii 65-aad ee Maalinta Xorriyadda Soomaaliyeed πŸ‡ΈπŸ‡΄ πŸ‡ΈπŸ‡΄

School Albayaan primary and secondary school guriceel wuxuu hambalyo u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan ardayda iyo macallimiinta, kuwaas oo ah ubaxa mustaqbalka dalkan.

Photos from Albayaan primary and secondary school guriceel's post 15/06/2025

Waxaa inoo qabsoomay kullan iskugu jiray duco iyo dardaaran kaas oo ay soo qaban qaabiyeen Arday-da Fasalka 8aad Ee Dugsi Dhexe.

Maamulka , macallimiinta iyo waalidiin-ta ayaa Arday-da Fasalka 8aad Ee dhawaan galaya imtixaan-ka wasaaradda waxbarshada Dowladda Galmudug kula dardaarmay ineey muujiyaan dadaal dheeraad Ah.

01/09/2023

WARGALIN MUHIIM EH
Maamu-lka School-ka Albayaan primary and secondary school guriceel waxa uu Dhamman Arday-da iyo waalidiin-taba ku wargalinayaa in berrito 2-da September schoolku Furmi doono.
Haddii alle idmo.

WABILLAHI TOWFIIQ.

12/07/2023

Ogeysiis ogeysiis ogeysiis
Dhamaan waalidiinta ubadkooda lajecel waxbarashada ee ku nool
Degmada guriceel iyo nawaaxigeeda ,waxaan ugu bishaareyneena in dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee Albayaan primary and secondary school guriceel oo aad horey uga barateen waxbarasho tayo leh iyo tarbiyo wanagsan in uu qabanayo arday cusub sanad dugsiyeedka 2023-2024 is qoristu way socotaa fadlan soo gaar xarunta Dugsiga oo ku taal xaafada weynta wadajir waaxdeeda waaberi agagaarka ugaaska.
FG: iskuulka waxaa uu shaqeeyaa laba gelin.
Wixii faahfaahin dheeri ah kala xiriir 0615791566
0615041155 Ama 0617363221

Photos from Albayaan primary and secondary school guriceel's post 08/07/2023

sannad cusub , ardayd cusub iyo fasallo cusub.
Alxamdullilaah.

30/06/2023

Hambalyo Munaasabadda 1-da Luuliyo
Dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo aad joogtaan.

26/06/2023

Hambalyo hambalyo hambalyo

Maalinta xornimada ee 26ka Juun. πŸ‡ΈπŸ‡΄

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu
252