31/05/2026
Isku soo noqod wanaagsan dhammaan ardatda dugsiga Al qiyam
WELCOME TO AL-QIYAM PRIMARY & SECONDARY SCHOOL
31/05/2026
Isku soo noqod wanaagsan dhammaan ardatda dugsiga Al qiyam
26/05/2026
CIID WANAAGSAN DHAMMAAN UMMADA SOOMAALIYEED MEEL WALBOO AAD DUNIDA KA JOOGTAAN.
24/05/2026
Waxaa maalinta berito 25/05/2026 ku tartami doonaa dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Al-Qiyam labada fasal ee kala ah fasalka 4aad ee dugsiga hoose iyo fasalka 6aad ee dugsiga dhexe oo k**a dambesta tartanka soo tiigsaday.
26/03/2026
OGEYSIIS MUHIIM AH
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda iyo waalidiinta dugsiga Al-qiyam in dugsiga dib uu u farmayo maalinta sabtiga oo ay taariikhdu tahay 28/03/2026 Insha Allah
Isku soo noqod wanaagsan.
20/03/2026
CIID WANAAGSAN DHAMMAAN UMMADA ISLAAMKA.
14/03/2026
Isku aadka wareegga 2aad ee tartanka
28/02/2026
Ardaydii kaalmaha h**e ka galay imtixaankii dhexe ee sanad dugsiyeedka 2025-2026
Badrudiin sheekh Mukhtaar Cabdulqaadir
Fasalka 5aad wiilasha