Boqolsoon primary and secondary school

Boqolsoon primary and secondary school EDUCATION

Boqolsoon primary and secondary school
12/09/2026

Boqolsoon primary and secondary school

12/09/2026

Boqolsoon primary and secondary school

XAFALADDA FURITAANKA DUGSIGA, DHIIRRIGELINTA ARDAYDA IYO QALIN-JEBINTA FASALLADA 8AAD & F4
11/09/2026

XAFALADDA FURITAANKA DUGSIGA, DHIIRRIGELINTA ARDAYDA IYO QALIN-JEBINTA FASALLADA 8AAD & F4

πŸŽ“ BOQOL SOON PRIMARY & SECONDARY SCHOOLπŸ“’ OGEYSIIS MUHIIM AH!🏫 DUGSIGU HADDABA WAA FURAN YAHAY!Waxaan si farxad leh ugu w...
23/08/2026

πŸŽ“ BOQOL SOON PRIMARY & SECONDARY SCHOOL

πŸ“’ OGEYSIIS MUHIIM AH!

🏫 DUGSIGU HADDABA WAA FURAN YAHAY!

Waxaan si farxad leh ugu wargelinaynaa waalidiinta iyo bulshada Soomaaliyeed in Boqol Soon Primary & Secondary School uu hadda u furan yahay Sanad Dugsiyeedka 2026–2027. πŸ“šπŸŽ“

πŸ“ DIIWAANGELINTA ARDAYDA WAY SOCOTAA!

Waxaan hadda qaabilaynaa:

βœ… Ardayda cusub
βœ… Ardayda dugsiyada kale ka soo wareegaysa

🌟 Maxaad u dooranaysaa Boqol Soon?

πŸ“š Waxbarasho tayo leh
πŸ‘©β€πŸ« Macallimiin khibrad leh
🀝 Anshax iyo akhlaaq wanaagsan
🏫 Deegaan ammaan ah oo ku habboon waxbarashada
🌱 Kobcinta aqoonta iyo kartida ardayga

πŸ“’ Waalidow, fursadda ha lumin!
Diiwaangeli ilmahaaga maanta oo u diyaari mustaqbal wanaagsan.

πŸ“ž NALA SOO XIRIIR: 613683227
πŸ“ Mogadishu – Somalia

✨ Mustaqbalkaagu Waa Halkan!

BOQOL SOON PRIMARY & SECONDARY SCHOOL
Waxbarasho tayo leh, mustaqbal ifaya. πŸ“–πŸŽ“

09/08/2026

πŸ“… Taariikh: 09/08/2026

πŸŽ“ Hambalyo Dhammaan Ardayda Gobolka Banaadir! πŸŽ‰

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda Gobolka Banaadir ee ku guuleystay Imtixaanka Gobolka Banaadir ee Fasalka 8aad. Guushiinnu waxay ka tarjumaysaa dadaal, dulqaad iyo diyaar-garow wanaagsan. πŸ‘πŸ“š

🏫 Dugsiga Boqolsoon wuxuu si gaar ah ugu faraxsan yahay guusha ay gaareen ardaydiisa Fasalka 8aad, kuwaas oo dhammaantood si guul leh uga gudbay imtixaanka. πŸ’―πŸŽ“

Sidoo kale, waxaan mahadnaq iyo bogaadin mudan macallimiinta iyo maamulka Dugsiga Boqolsoon oo dadaal waxbarid iyo hagid joogto ah la garabtaagnaay ardayda waqti kasto. πŸ‘¨β€πŸ«πŸ‘

Mahad gaar ah waxaa mudan waalidiinta iyo dhammaan intii ka qayb qaadatay taageerada iyo dhiirrigelinta ardayda. 🀝❀️

Hambalyo dhammaan ardayda Gobolka Banaadir, gaar ahaan ardayda Dugsiga Boqolsoon. Guul iyo mustaqbal ifaya ayaan idiin rajaynaynaa! πŸŒŸπŸŽ“

πŸŽ“ Boqolsoon Primary and Secondary School πŸŽ“Halkaan waxaa si wadajir ah isugu yimid ardayda shahaadiga ah, macallimiinta i...
11/06/2026

πŸŽ“ Boqolsoon Primary and Secondary School πŸŽ“
Halkaan waxaa si wadajir ah isugu yimid ardayda shahaadiga ah, macallimiinta iyo maamulka dugsiga, iyadoo lagu qabtay kulan duco iyo is-xogwaraysi ah oo ku saabsan dhammaadka sanad dugsiyeedka 2025–2026.
Kulankan waxaa si gaar ah loogu duceeyey ardayda u fadhiisanaysa imtixaanka shahaadiga ah, iyadoo Alle looga baryey inuu u fududeeyo imtixaanka, kana dhigo kuwo guul iyo natiijooyin wanaagsan ka soo hooya. Sidoo kale waxaa lagu dhiirrigeliyey dadaal, anshax iyo kalsooni ay ku galaan imtixaankooda.

Waxaan u rajaynaynaa dhammaan ardayda shahaadiga ah guul iyo mustaqbal ifaya. Alle ha idin waafajiyo himilooyinkiinna. Aamiin. πŸ€²πŸ“šβœ¨

πŸŽ‰βš½ DAAHFURKA TARTANKA KUBADDA CAGTA βš½πŸŽ‰ Boqolsoon primary and secondary school  waxow si rasmi ah u daahfuray tartanka ku...
10/02/2026

πŸŽ‰βš½ DAAHFURKA TARTANKA KUBADDA CAGTA βš½πŸŽ‰

Boqolsoon primary and secondary school waxow si rasmi ah u daahfuray tartanka kubadda cagta ⚽
Kulankii furitaanka waxaa wada ciyaaray Subax πŸ†š Galab, iyadoo ciyaartu ku dhacday jawi xamaasad, is-dhexgal iyo ciyaar wanaag 🀝πŸ”₯

Tartankani waa mid lagu kobcinaayo isboortis, saaxiibtinimo iyo hoggaan dhalinyaro.

Guddoomiyaha Tartanka: USTD Mohamed Yusuf Heybe

Boqolsoon primary and secondary school Meesha Hibadu Ka Bilaabato

Hambalyo Maalinta Macalimiinta Soomaaliyeed!Macalinku waa iftiin iyo hoggaan; dadaalkiinna iyo samirkiinna waxaa ka dhas...
22/11/2025

Hambalyo Maalinta Macalimiinta Soomaaliyeed!
Macalinku waa iftiin iyo hoggaan; dadaalkiinna iyo samirkiinna waxaa ka dhasha mustaqbalka ardayda.
Mahadsanidiin macalimiinta Dugsiga Boqolsoon.

Ardayda oo ku jira imtixaankii isbuucaan , qaasatan galableydaguul iyo dadaal!
11/11/2025

Ardayda oo ku jira imtixaankii isbuucaan , qaasatan galableyda

guul iyo dadaal!

Address

Daro-salaam Street
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Boqolsoon primary and secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category