Ismaa ciil yare

Ismaa ciil yare

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ismaa ciil yare, School, Ismaa ciil yare, Mogadishu.

14/05/2024
06/08/2023

Waa Bagekeyga rasmiga ah iisheg follow ii dheh

12/12/2022

Farhan mohamed jimcale
Waa nin aqoontiisa meesha keentay maahan nin kuyimid qabiil ku yimid ee nadadaaya wax meelaha lawalaaqayo dhiiga yaa leeygu kicinin

19/11/2022

Degdeg; Miss World oo ah gabadh caan ka ah Tiktok ayaa goordhoweyd xabsiga Hargeysa loo taxaabay kaddib markii ay shalay safar dhinaca dhulka ah ku timi maadama oo h**e looga celiyay madaarka Cigaal ee Hargeysa.

04/10/2022

Send a message to learn more

15/08/2022

Maxaa farqiya oo udhaxeyo qofka iskaabulada ah iyo qofka aan iskaabulada ahey

28/11/2021

Sheeko Qosol Badan 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Xarfaan cabtooy ah ayaa gurigiisa ka soo daahay albaabka ayuu soo garaacay intuu garaacayey ayuu wuxuu ka fakiray xaaskiisa sidee ugu qeelin doonto iyo wuxuu ku qancin lahaay barandada ayuu ku soo ag maray xaaskiisa iyo wiilkiisa oo filim daawanayan misina lagu qeey lineeynin wuu yaabay ninka marna wuu farxay maadama lala hadlin waxbo la oran wuu kusoo laabtay hadana meeshee filimka ku daawanayeen.
Wiilkiisa ayuu wuxuu weediiyey hooyadaa caawa maxeey la' aamusan tahay eeysan u qeelineeynin wiilkiisa wuxuu ugu jawabaay waxeey ii dirsatay rooseeto ana waxaa u keenay koolo bir 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Kalasoco halkaan sheekooyin kaa qosliya 🤣🤣🤣

Ismaa ciil yare 28/11/2021

Allaah SWT ha u gargaaro ummaddeena.

Hooyo Soomaaliyeed ayaa gaajo iyo oon dartiis ugu geeriyootay degmada Luuq ee Gobolka Gedo, Xilli ay ahayd umul heysta canug maalma dhalan.

Hooyadaan Soomaaliyeed waxa ay adduunka uga tagtay 5 caruur ah oo uu mid maalma keliya joogo dunida, laakiin nasiib darro wiilkaas yar ee maalmaha jira hooyadiisa waxa ay u dhimatay baahi iyo oon.

Soomalidu inta badan waxaa lagu aqoon jiray in ay yihiin kuwa is garab istagga xilliyada adag oo ay jiraan abaaraha iyo fatahaadaha balse waxa muuqata in arrintaan abaaraha aad looga gaabiyay loogana mashquulay arrimaha doorashooyinka ee dalka ka jira.

Haddaba, Sow ma habboona in aan garab istaag xooggan u muujino walaalaheena Soomaaliyeed oo ay abaartu leyneys/dileyso, intii aan hooyoyin fara badan sidaan oo kale u weyn lahayn?

Fadlan uduceeyn wll

Ismaa ciil yare School

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Ismaa Ciil Yare
Mogadishu