Salaam Center Somalia

Salaam Center Somalia

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Salaam Center Somalia, Educational Research Center, Salaam Tower, Afgoye Road, Wadajir, KM5, Mogadishu.

Salaam Center is a Leading Training, Research, and Consultancy Center in the Horn of Africa, Delivering High Quality, Industry-relevant, and Internationally Aligned Programs Across Somalia and East Africa.

27/05/2026

Salaam Center Somalia waxay dhammaan muslimiinta u rajaynaysaa ciid barakeysan, nabad iyo farxad leh. Ciidaan ciideeda Ilaahay haynagu gaarsiiyo caafimaad iyo barwaaqo.

26/05/2026

Ciid Wanaagsan dhammaan umadda muslimiinta ah. Caafimaad, farxad iyo bashbash ku ciida.

26/05/2026

πŸ“’ π–πŽπ‘πŠπ’π‡πŽπ 𝐎𝐍 π‚π„π‘π“πˆπ…πˆπ„πƒ πˆπ’π‹π€πŒπˆπ‚ ππ€ππŠπ„π‘ – π‚πˆπ πŸ“’

Waxaan qabaneynaa Workshop ku saabsan Certified Islamic Banker (CIB) oo lagu baranayo:
βœ… Fahamka Bangiyada Islaamiga ah
βœ… Hababka maalgelinta Islaamiga
βœ… Maalgashiga iyo adeegyada Islaamiga ah

πŸ—“ Muddada: 4 Maalin
πŸ—£ Luuqadda: Soomaali

Iska diiwaangeli link-ga hoose:
[https://forms.gle/Kj3VGgHeHTMkLvsq7]



25/05/2026

FURSAD DAHABI AH!

Waxaan dhawaan bilaabeynaa barnaamijyo lagu qaadanayo shahaadooyin xirfadeed oo caalami ah lana aqoonsan yahay, kuwaas oo loogu talagalay xirfadlayaasha, shaqaalaha bangiyada iyo ardayda kasoo baxday jaamacadaha.

Faahfaahinta iyo diiwaangelinta dhawaan filo Insha’Allah.

14/04/2026

Waxaan nimid Soomaaliya si aan u kobcinno awoodda shirkadaha, hay’adaha, iyo xirfadlayaasha, annagoo siinayna tababbarro iyo xirfado la jaanqaadaya heerarka caalamiga ah.

11/04/2026

Kaga bogo muuqaalkan Qeybo kamid ah Jawaabaha weydiimihii la weydiiyay aqoonyahannadii martida inoogu ahayd Madasha Kobaca Ganacsiyada Gaarka Loo Leeyahay.

11/04/2026

β€œQofka ganacsiga kusoo jiray in muddo ah, kuna soo shaqeeyay hababkii h**e; haddii uusan lahayn xirfado la jaanqaadi kara ganacsiyada dunida maanta iyo sida ay u shaqeeyaan, ganacsigiisu wuu istaagi doonaa.”

Bashir Ahmed Mohamud
General Manager, Salaam Center Somalia

08/04/2026

Muuqalkan kaga bogo dood cilmiyeed ku saabsan sida dhisidda habraacyada shaqada qeyb weyn uga qaadato kobaca ganacsiyada gaarka loo leeyahay.

06/04/2026

Kaga bogo muuqaalkan sidii ay u qabsoontay madashii diiradda lagu saaray koboca ganacsiga gaarka loo leeyahay, oo ay si wadajir ah u soo agaasimeen Salaam Center Somalia iyo Arkaan Hub

Photos from Salaam Center Somalia's post 05/04/2026

Waxaan aqoonyahannada iyo ka soo qaybgalayaasha madasheena maanta u sameeynay kormeer (tour) ay ku soo mareen qeybaha kala duwan ee xarunta Salaam Center.

Barnaamijka waxaa si wada jir ah usoo wada agaasimay Salaam Center Somalia iyo Arkaan

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Salaam Tower, Afgoye Road, Wadajir, KM5
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:30 - 16:30
Tuesday 07:30 - 16:30
Wednesday 07:30 - 16:30
Thursday 07:30 - 16:30
Saturday 07:30 - 16:30
Sunday 07:30 - 16:30