Xanaanada Caruurta Aflax
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xanaanada Caruurta Aflax, Education, waberi, Mogadishu.
11/03/2023
MUDNAANTENA WAA MUSTAQBALKA ARDAYDEENA SOOMAALIYEED
12/01/2023
Dhamaan Asxaabtena Ku Xiran Pege,kena Aflah Waxan Idin Leenahay Jumca Wanaagsan
12/01/2023
Mustaqbalka Caruurta Waa Mudnaanteena Kowaad
Xanaanda caruurta Aflax waxay waalidiinta somaliyed ugu bishaareeneesaa in caruurtood ka heli doonaan waxbarsho tayo leh
Aflax international School waxaa Heegan idinkugu ah Macalamiin Khibrad iyo Waayo aragnimo Durugsan uleh Xanaanenta Caruurta iyo Waxbaristooda.
Qeybaha ay kakobantahay Madarasada
1.XIFDINTA QURAANKA KARIIMKA
2. FARBARKA
3. ISKUUL H/DHEXE
4. XANAANADA CARUURTA
5. XIFDINTA MUTUUNTA SHARCIGA
Wixii Faafahin intasi Dheer waxaad kala xiriiri kartaa
Telfon Numberkan Ama Whatsapp 61 6333390
Dhamaan Ardayda imtixaanka Gashay Waxaan Urajenaynaa Guul ayuu Yiri Macalin Maxamuud Cabdullahi Maxamed Maamulaha Madarasada, Mar uu Warbixin Kooban Kabixinayay Waxbarasha Ardayda
Maamulka iyo Macalaminta Madarasada Aflah international School ayaa Imtixaan ka qaaday Qaar kamid ah ardayda waxkabarata Madarasada.
Ardayda ayaa ku tartamayay 5. Juz-10, Juz, iyo 15,ka Juz Ee Qur,aanka Kariimka.
Madarasda ayaa Bishii Halmar Waxay Tijaabo Aqooned ka qaadaa Ardayda Si loo ogaado Mustawaha Ama Heerka ay Taganyihin Ardayda.
Kala Xiriir Maamulka Telfon number 61 6333390
Muqaalka 1,aad Ee Imtixaanka Ardayda Qur,aanka Kariimka
Daawasho Wacan
Qaar Kamid ah Ardayda Aflah Internatinal School Ee Imtixaanka galaya ayaa sheegay inay ku faraxsanyihin Guulna ay Rajenayaan insha,ALLAH.
ANAGANA WAXAAN LEENAHAY GUULAYSTA DHAMAANTIIN
09/01/2023
Imtixaan Bileed Lagu Ogaanayo Heerka Ama Mustawaha Ardayda ayaa Ka Bilowday Madarasada Aflax international School Ee Kutaala Degmada Waaberi Ee Gobolka Banaadir shalay oo Axad ahayd.
15,ka Juz 10,ka Juz iyo 5,ta Juz Ee Qur,aanka Kariimka ayay Ardayda Kaga Qeyb galayeen Imtixaanka.
Ujeedka loo qabtay Imtixaankan ayaa ah in lagu qiimeeyo ardayga laguna Ogaado Heerka uu Marayo si loola socdo Waxbarashadiisa.
Madarasada Aflax international School ayaa waxay kakoobantahay Qeyb Xanaano, School ,Farbar, iyo qeybta Xifdinta Qur,aanka Kariimka.
Marka laga Yimaado imtixaanka qur,aanka ee ardaydan loo qabtay waxaa kaloo jira Imtixaan kale oo Todobadkii aynu kasoo gudubnay lagu qabtay isla Madarasada Aflax kaas oo ay ka qeybgaleen Ardayda Barata qeybta Maadiga.
07/01/2023
AFLAH INTERNATIONAL SCHOOL
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 06:00 - 17:00 |
| Tuesday | 06:00 - 17:00 |
| Wednesday | 06:00 - 17:00 |
| Saturday | 06:00 - 17:00 |
| Sunday | 06:00 - 17:00 |