Isbahaysiga Dhallinyarada Qaranka. National Youth Alliance “NYA”.

Isbahaysiga Dhallinyarada Qaranka. National Youth Alliance “NYA”.

Share

FIGHT FOR YOUR RIGHT. Kusoo dhawaada Page-ka Isbahaysiga Dhallinyarada Qaranka. National Youth Alliance (NYA).

27/12/2025

War-saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen hay’addaha dhallinyarada Soomaaliyeed.

War-saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen hay’addaha dhallinyarada hoggaaminayaan ee kadiiwaangashan wasaarada dhallinyarada xukuumada federaalka ayaa si midaysan u muujiyay mowqifka taageeradooda buuxda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuna aaddan ilaalinta madax-bannaanida, midnimada, iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Isbahaysiga Dhallinyarada Qaranka. Waxaa uu markasta u taagan yahay ilaalinta midnimada iyo madaxbanaanida dhuleed ee dalka.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Aden Adde International AirPort
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Friday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00