What is the difference?
Mom Cooks for the Family
Mom Is cooking for the Family
Sadar iyo Subax English Coach
🌼✏️Page waxaad ka heli kartaa casharo gaagaaban oo ah English iyo cashara kaloo naftaada faido u leh. Please follow and share.
✏️🌺Comparative and Superlative:
waa is barbar dhig 2 shay.
: Erayga halka dhawaaq leh
(one Syllabl) sida dhamaadka ayaa lagaga daraa (er ama est)
.
Erayada labada dhawaaq leh ama ka badan (2 Or more syllable) waxaa lagu daraa . Sida beautiful more beautiful most beautiful.
03/06/2025
🌺✏️ HADALKA LUUQADA
THE LANGAUGE
✨Do you speak English?
Ingiriiska maku hadashaa?
✨I speak English a little bit.
xoogaa yar ayaan kụ hadlaa.
✨Do you understand me?/
ma i fahmaysaa?
✨I don’t Speak much English.
English badan kuma hadlo
✨Waan fahmay
I understood
✨I don't understand
ma fahmin
✨I can’t understand You.
Kuma fahmi karo.
✨please speak slowly
Fadlan tartiib u hadal.
✨Please write it down.
Fadlan qor.
✨Could you write it down, please ?
Halkaan maku qori kartaa fadlan?
hadalka luuqada # the language ✏️
28/05/2025
✏️🌺Firqaada badan een laga faidaysan waxay dhashaa
✏️having lots of free time without investing Causes :
procrastination— dib dhigasho
Laziness- wahsi
Mission confusion- hadafkoo kaa luma
failure— noloshoo lagu fashilmo
Regret— shalayto
✏️🌺
- hotel marka la qabsanayo
My name is..
magacygu waa..
I have reserved a room here…
qol baan qabsaday
I reserved … weeks ago
Waxaan qabsaday.. asbuuc ka hor
have you any vacant room? ..
qol banaan ma haysaa?
I’d like(I would like)
Waxaan jeclaan lahaa..(fadlan
I’d a single (double) room
waxaan rabi lahaa qol hal nafar (laba nafar)
I’d like a room…
Waxaan rabi lahaa qol..
I want a double room for… nights
Waxaan rabaa qol laba nafar ah.. .habayn
Do you serve breakfast?
Quraac ma bixisaan?
is breakfast included the price?
Quraacdu qiimaha ma ku jirtaa?
How much per (one) night?
habaynkii waa imisa?
That is too expensive
Waa qaali
Is there i reduction for children?
Ciyaalka wax malaga dhimayaa?
Can I see the room?
Qolka ma arki karaa?
Certainly .follow me, please
haa dabcan ,ina keen
room is too
Qolkan waa
✏️Small .. yar/cidhiidhi
✏️Big.. wayn
✏️Noisy .. qaylo badan soo galayso
✏️Dark. Mugdi
✏️Cold.. qabow
✏️Hot.. kulayl
✏️💡🌹 adeegsida jumalada (how are you?) ku badalo
Q)How's life treating you, How're things
A) not bad, can't complain.
Q)How's going?
A( fine ,well, thanks,you?..
Q) how've you been?
A)yeah, good,thanks, pretty good.
Q)how are you doing?
A) I'm doing well, I'm doing great.
10/04/2025
✏️📝Worrying does not take away tomorrow's trouble,
it takes away today's peace.
Walwalku kaama qaado culayska waxa soo socda ee wuxuu kaa qaadaa xasiloonida waxa jooga💡
#✏️📝🌹
badalo erayadan horumarsan kuwa aad ku daashay isticmaalkooda
these basic phrases with advanced ones
Please ~I wonder if you could. I wonder if she will arrive on time.
Sorry_Apologies- for been late . apologies for been late
I’m tired- I’m drained. . I’m drained after working the whole week.
I’m sad~I’m gutted. . I’m gutted that i did not come to your Wedding.
26/12/2024
iyo in English
and
03/12/2024
🌸 The good freind is the person who..
Encourage you with the good things
Covers your weakness and keeps
your secret
When you are with them you feel happy
if they are away from you, you miss them
If you don’t find that person be a friend of yourself
Saaxiibka wanaagsan waa qofka..
Khayrka kuu dardaarma
Sirtaada qariya,ceebahaaga daboola
markaad la joogto aad farxad dareento markaad ka maqantahayna aad tabto
Hadaad kaas waydo naftaada ka saaxiib
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Somalia
Mogadishu
2524