04/08/2025
Dhammaan bulsho weynta waxbarashada jecel ee kunool muqdisho waxaan ogeysiinaynaa iskuulka Al-Anzal uu qaban doono arday cusub sanad dugsiyeedka 2025-2026 ardaydaas oo labari doona:
1. Four scientific subjects.
2. Diyaarinta ardayda 8aad-ka maadooyinka dhan.
3. Aasaaska kombiyuutarka.
Ardayda 8aad-ka ee sanad dugsiyeedkaan waxaan ugu faa'ideyn doonnaa looguna celcelin doonnaa dhammaan maadooyinka.
Isqorista waa ay socota, tirada ardayda laqaadanaayo waa ay xadidanyihiin, yaan lagaa buuxinin.
22/11/2024
Sawirada qeybta 1aad: Xafladda Xuska maalinta macallimiinta 21 November.
Milgo iyo maamuus qaran macallin baa leh.
Macallinkeen allow kaal.
21/11/2024
Hambalyo Hambalyo Hambalyo ustaad xasan cabdullaahi xussein cabdi.
Milgo iyo maamuus qaran macallin baa leh.
Macallinkeen Allow Kaal.
20/11/2024
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Dhammaan macallimiinta soomaaliyeed oo ku beegan 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝
Waxaa Xarunta iskuulka ka dhici doonta Munaasabado ay soo qaban qaabiyeen ardayda iskuulka oo si gaar ah loogu xusayo laguna maamuusayo Barayaasha wax ka dhiga qeybaha kaladuwan ee iskuulka.
Macalimiintu waa kuwa ku shaqeeya xaalad adag, gaarsiiya bulshada himiladeeda, Ka badbaadiya bulshada mugdiga & Jahliga, Gaarsiiya bulshada baraaraha Cilmiga iyo Aqoonta, Ilaaliya Hiddaha & dhaqanka bulshada.
Milgo iyo Maamuus qaran macallin baa leh.
Macallinkee. Allow kaal.
25/01/2024
Waxaa maanta oo khamiis ah oo ay taariikhdu ku asteysantahay 25-01-2024 ku wada balansan tartan aqooneed kulanka kamadanbeyska ama (final) in uu dhexmaro groupyada kala ah:-
Future stars of Al-Anzal Vs Stars of Al-Anzal
Waxayna kakala socdaan maalin iyo Habeen, Waan markii ugu horeesay oo ay tartan final ah gaaraan labadaba
Guul iyo dadaal badan insha allah.
08/08/2023
GLOBAL LUCKY FRIDAY
WAXAN HALKAN UGU MAHAD CELINEYNA DHAMAAN
GASOO QEYBQAATAY BARNAMIJKEYNA
ALXAMDULLAHI
08/08/2023
Qiimo macquul ah Adeeg Tayo Leh
AND PRODUCTION