Hello Teacher & Hello Student

Hello Teacher & Hello Student

Share

Let me edit your English Grammar!

29/03/2024

Saddexdaan Maah maah fasiraadeeda ayaa leyska rabaa?
1- Fingers were made before forks.
2- Do as I say not as I do.
3- East and west home is the best.

qeybta Comments-ka iigu soo qora.

16/02/2024

Isbuucaan Waxaa la sharxidoonaa
Types of Adjectives
Haddaba Channel-ka (Ustaad Cukaash) Subscribe saaro bell-kane furo
Yeysan ku dhaafin Casharadaan Naxwaha ah ( English Grammar )
1- Possessive Adjectives
Iyo Faracyadooda oo dhameystiran

2- Demonstrative Adjectives
Iyo Faracyadooda oo dhameystiran

3- Coordinate Adjectives
Iyo Faracyadooda oo dhameystiran

4- Numbers Adjectives
Iyo Faracyadooda oo dhameystiran

5- Interrogative Adjectives
Iyo Faracyadooda oo dhameystiran

6- Indefinite Adjectives
Iyo Faracyadooda oo dhameystiran

7- Attributive Adjectives
Iyo Faracyadooda oo dhameystiran

07/01/2022

Hello teacher & Hello student!
Ku soo dhawaada
Page-ka (Hallo T & S).
Page-ka waxaa iska leh ardayda oo dhan, waxayna igu soo weydiinkaraan casharada grammar-ka oo dhan, anigane waan uga soo jawaabayaa si faahfaahsan. Su'aalaha grammar-ka ah ku soo dira WhatsApp-ka 0615235697.

26/11/2020

Barashada Passive-ka.

04/03/2020

Asc
Waxaa bilowday barnaamijkii la magac baxay ( Hello Teacher & Hello Student ).
Barnaamijkaan wuxuu ardayda barato Grammar-ka ka caawindoonaa in ay wax badan ka fahmi doonan naxwaha Ingiriska insha Allaah. Waxaad na soo weydiin kartaan su'aal kasta oo ku saabsan English Grammar, ha ahaadaano Active - ka, Pasiveka all .

02/03/2020

Waxaa bilowday Barnaamijkii ( Hello teacher & Hello Student)
Waxaad na soo weydiin karttin Su'aalo ku saabsan Grammar-rada oo dhan, ha ahaadaano Active Voice-ka, Passive Voice-ka, Conditionals-ka ama afarta buug ee naxwaha ah sida: Gr. One, Gr. Two, Gr. Three iyo G. Four,

K

21/02/2020

Su'aal
Waa qeybtii Grammar-ka.
Su'aashu Waxay tahay,
dooro jawaabta saxda ah:
# magac u yaalaa "you" waa:
1- First Person.
2- Second Person.
3- Third Person.
Dadaal wacan.

27/09/2019

Hala raadiyo jawaabta.

06/09/2019

Asc. Waa barnaajkii "Hello Teacher & Hello Student".
Erayga (Watch) Mar wuxuu noqdaa Verb marna noun marna Adjective. Haddaba midda 1-aad waa laguu sameeyey ee 2-bada kale soo qor adigoo raacaya tusaalaha kore.
1- Watch= saacad waa (Noun) I have a watch.
2- Watch= ___________________________________
3- Watch = __________________________________
Aawey ardaydii Grammar - ku fiicnaa?

30/08/2019

Su'aalaha aad na soo weydiineeysaa waa in ay ku base gareesnaadaan naxwaha oo kaliya. Sida:
1- What is the first person?
2- What is the difference between, "Demostrative Adj and Demonstrative Pronoun?
3- How can we understand Auxiliary verb and Verb to be?
Markaad su'aasha, ama su'aalaha sidaan inoo soo wediiso waxaad heleesaa iyadoo maqal iyo buuqaal ah oo sharaxan.

30/08/2019

Asc. Ku Soo dhawaada page-ka Cusub. Page-kan waxaa loogu talagaley in ay ardayda nagu soo weydiiyaan su'aalo English Grammar ah, ka dibna ay helayaa jawaabo sax ah.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

(Waberi District) Via Moscow Street
Mogadishu
252