Hamar International Academy

Hamar International Academy

Share

Hamar International Academy is Hight quality and Professional Academy in Mogadishu-Somalia

20/04/2023

Ciid Wanaagsan Dhammaan Umaadda islaamka gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed Farxad ku ciida meel kasta aad dunida joogtaan



22/03/2023

RAMADAAN KAREEM

Maamulka iyo Macallimiinta Hamar International Academy waxa ay hambalyo ku aadan bilashada bisha barakeeysan ee Ramadaan lawadaagayaan dhammaan ummadda Muslimiinta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed anagoo eebe Ka baryeeyna in uu naga aqbalo ducada iyo acmaasha soonka.



04/02/2022

Jimca Wanaagsan walaalayaal meel kasta oo aad joogtaan.

27/01/2022


International Academy waxa uu bilaabayaa Computer Course oo lugu qaadanayo Microsoft Office 2016.

25/12/2021


kooban
Wixii faafaahin intee dheer Naga xiriir:
0615497787 / 0615404744
Ama nugusoo booqo xarunteena:
Isgooska Banaadir, Agagaarka Isbitaalka kalkaal, Hodan, Mogadishu Somalia

20/12/2021

dhammaan bahda jecel waxbarashada Waxa la'ogeeysinayaa ina cademy-yadda xamar bilaabeeyso courses cusub kuwaas oo Kala ah:-
1: Computer Skills
2: Architectural Courses
3: Structure Courses
4: Engineering Mathematics
7: Survey
6: Graphic design
7: Video Editing
8: Scientific subjects, Technology and Business
9: Health
10: English language
11: Arabic Language
12: Diploma Programs
13: Programming Languages
Wixii faafaahin intee dheer Naga xiriir:
0615497787 / 0615404744
Ama nugusoo booqo xarunteena:
Isgooska Banaadir, Agagaarka Isbitaalka kalkaal, Hodan, Mogadishu Somalia

18/12/2021


15/12/2021

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Banadir Road
Mogadishu