Macahad Al-Najmi
Macahadka barashada daraasaadka Qur'aanka iyo culumta diiniga ee Al-Najmi
Soo Koobayo Bilaabashadii Imtixaanka ilaa Dhamaadka Imtixaankii Ka Socdaya macahadka Al-Najmi
09/03/2026
09/03/2026
Dhamaadkii Imtixaankii Ka Socday Macahadka Al-Najmi Ee Barashada Qur'aanka Iyo Culuumta Shareecadda
06/03/2026
Q.2aad Muxaadaro Looga HadlaaYaY axkaamta Soonka ee Bisha Ramadaan AYaaa Lagu Qabtay Xarunta Machadka Al_najmi
03/03/2026
Muxaadaro Looga HadlaaYaY axkaamta Soonka ee Bisha Ramadaan AYaaa Lagu Qabtay Xarunta Machadka Al_najmi
02/03/2026
Macahdka Al-Najmi Waxaa Maalintii Khamiista Aheyd ka Bilowday imtixaanka k**a Dambaysta ah ee sannad-dugsiyeedka 2025–2026 Ee Qaybta Shareecada.
Dhammaan Ardeyda Waxaan U Rajeyneynaa Guul.
كلمة فضيلة الشيخ عبد الفتاح عبد الله مومن
حفلة التخرج الدفعة الاولي
Xaflada qalin jibinta dufcaddii 1aad ee Macahad Al-Najmi
كلمة فضيلة الشيخ عبد الناصر شيخ عبد الرحمن
حفلة التخرج الدفعة الاولي
Macahad Al-Najmi
22/12/2025
🔔Ogeysiis.
Waxaa La Ogeysiinaya Dhamaan Ardayda Waalidka iyo Maclimiinta In La Hakiyeyy Daraasadii ka socotay Macahad Al-Najmi laga Bilaabo 21ka - dec ilaa 25 -ka Dec. Mahadsanidiin.
Qisadii Macalin Qorinle.
Sh Maxamuud Sh ibraahim Suuley.
Xaflad qalin-jabinta dufcaddii 1aad ee Macahad Al-Najmi
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadisho