Skysom Media

Call Website Contact the school

Skysom Media π‘Ίπ’Œπ’šπ’”π’π’Ž π‘΄π’†π’…π’Šπ’‚ π’Šπ’” 𝒂𝒏 π’Šπ’π’…π’†π’‘π’†π’π’…π’†π’π’• π’…π’Šπ’ˆπ’Šπ’•π’‚π’ π’‘π’π’‚π’•π’‡π’π’“π’Ž π’…π’†π’π’Šπ’—π’†π’“π’Šπ’π’ˆ 𝒓𝒆𝒂𝒍 π’”π’•π’π’“π’Šπ’†π’”, π’“π’†π’π’Šπ’‚π’ƒπ’π’† π’π’†π’˜π’”.

25/09/2026

Taliyaha hay'dda NISA ee Galmudug Cornel Xuseen Dubbad "qabiil kastaa waa in hubkiisa xareeyo gaadiidkana qoryaha ka furaan gaarigaa aragno isoo socda waan la wareegeenaa dibna looma celinaayo"

24/09/2026

Ka hor khudbada Netanyahu, xarunta golaha guud ee Qaramada Midoobay waxay isku rogtay meel maran, ka dib markii ay ka baxeen inta badan wakiillada dalalka.

Netanyahu, oo qaadacaada uu la kulmay ka falcelinaya wuxuu yiri;

β€œ Ka hor inta aanan billaabin khudbadayda haddii ay jiraan fulayaal kale oo aan weli ka bixin hoolka, waxaan ka codsanayaa inay hadda ka baxaan.”

WARSAXAAFADEEDXafiiska Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka"Waxaa waajib sharci ku ah Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka Dow...
22/09/2026

WARSAXAAFADEED
Xafiiska Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka"Waxaa waajib sharci ku ah Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda inuu si buuxda u dhowro madax-bannaanida dastuuriga ah ee Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS, isla markaana tallaabo kasta, go'aan kasta ama habraac kasta oo khuseeya Xafiiska lagu saleeyo Dastuurka JFS iyo shuruucda kale ee lagu dhisay laguna nidaamiyo Xafiiska".

14/09/2026

WAR-SAXAAFADEED:

13/09/2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay bandhigga xiritaanka la-xisaabtanka sannadlaha ah ee Wasaaradaha Xukuumadda, oo lagu soo bandhigay natiijooyinka waxqabadka iyo heerka ay ka gaareen fulinta qorsheyaashii loo dejiyay, gaarista bartilmaameedyadii loo asteeyay iyo gudashada waajibaadkooda sannadka 2026.

DEG-DEG 🚨 | LIISKA URURRADA SIYAASADDA EE KU TARTAMAYA DOORASHADA KU-CELISKA AH EE GALMUDUGWaxaa la shaaciyey liiska uru...
13/09/2026

DEG-DEG 🚨 | LIISKA URURRADA SIYAASADDA EE KU TARTAMAYA DOORASHADA KU-CELISKA AH EE GALMUDUG

Waxaa la shaaciyey liiska ururrada siyaasadda ee ku tartamaya doorashada ku-celiska ah ee Dowladda Galmudug.

Faahfaahinta liiska ururrada iyo sida ay u kala tartamayaan ayaa la filayaa in si rasmi ah loo sii caddeeyo.

11/09/2026

Deg-Deg:-Dabageed oo weerar afka ah ku qaaday Madaxweyn Xasan ayaa ka sheekeeyay wixii uu xalay kala soo kulmay.

10/09/2026

MW Deni: β€œLaasqoray ilaa Garacad ayaan hadda muhiim inoo ah, waxaan u baahan nahay maalgashadayaal badda ah, wixii aan deegaannadaas ka soo saarno qayb baan dib ugu celinaynaa…”

09/09/2026

Kani waa muuqaalkii ugu murugada badnaa. Axmed Shire Xuseen oo katirsan ciidanka xoogga dalka ayaa Aano qabiil loogu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe.

Kahor inta aan la dilin Dablaydii qabatay ayaa muuqaalkan ka duubtay Hadallada uu yiri waxaa kamid ah " Abtiyaalow ha idilina xaalad caafimaad ayaan reerkayga ugu socdaa "..

Axmed ayaa Fasax soo qaatay si uu Deegaankiisii oo Hiiraan ah u aado balse jidka ayaa loo galay oo la dilay, sida muuqatana qolada aanada qabiil udishay waa Abtiyadiis.

09/09/2026

Waxaa magaalada Gaalkacyo lagu aasay ilahay ha unaxariistee Ganacasade Axmed Yuusuf Haamey, oo xalay aano qabiil loodilay xilli uu u socday salaadda maqrib.

Address

Mogadisho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Skysom Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Skysom Media:

Shortcuts

Share