Sh. Cabdi Fitaax Ugaas

Sh. Cabdi Fitaax Ugaas

Share

welcome to Sh. Cabdi Fitaax Ugaas, so dhawaaw wll page ka saxda e sh cabdifitaas ugaas ayaad jogtaa

16/06/2026

Sh. Cabdifitaax Cabdikariim Salaad wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ummadda Muslimiinta ah munaasabadda curashada Sanadka Cusub ee Hijriga 1448H.

Waxaan Alle SWT ka baryeynaa inuu sanadkan cusub nooga dhigo mid ay ku jiraan kheyr, barako, nabad, caafimaad iyo horumar. Allaha naga yeelo kuwii sanadkan ku gaara cibaado, toobad iyo camal suuban.

Sanad Hijri ah oo wanaagsan. ๐ŸŒ™

03/06/2026

๐Ÿ“– Bishaaro Wanaagsan ๐Ÿ“–

Waxaa dib u bilaabanaya duruustii iyo casharradii qiimaha badnaa ee uu jeedin jiray
Sh. ABDIFITAH ABDIKARIIM UGAAS,

kuwaas oo h**e uga socon jiray
Masjidka Qadar iyo Masjidka Abshir Bacadle.

Ku soo dhowaada barashada diinta Alle, ka faaโ€™iidaysiga cilmiga, iyo fadliga fadhi-cilmiga.

Aarif production

26/05/2026

๐ŸŒ™โœจ
Sheekh Cabdifitaax Cabdikariim Salaad wuxuu hambalyo iyo tahniyad u dirayaa dhammaan umadda Muslimiinta munaasabadda Ciidul Adxaa awgeed.

Waxaan Allah ka baryeynaa inuu naga aqbalo acmaasha wanaagsan, ciidana nagu gaarsiiyo bashbash, nabad iyo barwaaqo.

Ciid Mubaarak, sanad walbana kheyr ku ciida ๐ŸŽ‰๐Ÿค

Aarif production

25/05/2026

Ducada Maalinta Carafo ๐Ÿคฒ

ุฏุนุงุก ูŠูˆู… ุนุฑูุฉ

ู‚ุงู„ ุงู„ู†ุจูŠ ๏ทบ :
ุฎูŠุฑู ุงู„ุฏุนุงุก ุฏุนุงุกู ูŠูˆู…ู ุนุฑูุฉูŽ
ูˆุฎูŠุฑ ู…ุง ู‚ู„ุช ุฃูŽู†ุง ูˆุงู„ู†ุจูŠูˆู† ู…ู† ู‚ุจู„ูŠ
ู„ุง ุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุงู„ู„ู‡ ูˆุญุฏูŽู‡ู ู„ุง ุดุฑูŠูƒูŽ ู„ู‡ ู„ู‡ ุงู„ู…ู„ูƒ
ูˆู„ู‡ ุงู„ุญู…ุฏ ูˆู‡ูˆ ุนู„ู‰ ูƒู„ ุดูŠุก ู‚ุฏูŠุฑ..

ุงู„ู„ู‡ู… ุงุฌุนู„ู†ุง ู…ู…ู† ู„ู‡ู… ู†ุตูŠุจ ููŠ ุงู„ุฏุนุงุก ุงู„ู…ุณุชุฌุงุจ
ูˆุงุฑูุน ุนู†ุง ุงู„ุจู„ุงุก ูˆุนุธู… ู„ู†ุง ุงู„ุฌุฒุงุก.

ุงู„ู„ู‡ูู…ู‘ูŽ ุฅู†ู‘ูŽุง ู†ุณุฃู„ููƒูŽ ุงู„ุฑู‘ูŽุงุญุฉูŽ ู„ูู‚ูู„ูˆุจูู†ูŽุง ูˆุงู„ููŽุฑุญุฉู ู„ูุฃู†ููุณูู†ูŽุงุŒ ูˆู†ุณุงู„ููƒูŽ ุชุณู‡ูŠู„ู‹ุง ู„ูƒูู„ู‘ู ุฃูู…ููˆุฑู†ูŽุง ูˆู†ูŽุณุชูˆุฏูุนููƒูŽ ุฃุฏุนูŠุฉู ูุงุถูŽุชู’ ุจูู‡ูŽุง ู‚ูู„ูˆุจูู†ูŽุง ูุฅุณุชูŽุฌูŽุจู‡ุง ู„ู†ูŽุง ูŠุงู„ู„ู‡."ูƒูู„ู†ุง ู†ุนู„ู… ุฃู† ุฏุนุงุก ุนุฑูู‡ ู…ูุณุชุฌุงุจ
โ€ูˆุจุนุถ ุงู„ุณู„ู ูƒุงู† ูŠู‚ูˆู„
โ€- ู…ุงุฏุนูˆุช ุงู„ู„ู‡ ุจุฏุนูˆุฉ ููŠ ูŠูˆู… ุนุฑูุฉ ูˆู…ุง ุญุงู„ ุนู„ูŠู‡ุง ุงู„ุญูˆู„ ุฅู„ุง ุฑุฃูŠุชูู‡ุง ูƒูู„ู‚ ุงู„ุตูุจุญ

ูˆู‚ุงู„ ุงู„ู†ุจูŠ ุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู…: ุฎูŠุฑ ุงู„ุฏุนุงุก ุฏุนุงุก ูŠูˆู… ุนุฑูุฉ

โ€ุฃุณุชุนุฏูˆุง ูˆุฌู‡ุฒูˆุง ุญุงุฌุงุชูƒู…
โ€ูู‚ุฏ ูƒุงู† ุงู„ุณู„ู ูŠุฏุฎุฑูˆู† ุญุงุฌุงุชู‡ู… ูˆุฃู…ู†ูŠุงุชู‡ู… ู„ูŠูˆู… ุนุฑูุฉ โ€œ))

Ilaahayow naga aqbal ducada, dambigeenana dhaaf, qalbiyadeennana kheyr ku sug. Maalin barakeysan oo fadli badan Alle hanagu gaarsiiyo. โœจ

18/05/2026

๐Ÿ•‹ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐”๐ ๐ฎ ๐Š๐ก๐š๐ฒ๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐๐š๐ง ๐’๐š๐ง๐š๐๐ค๐š

๐…๐š๐๐ข๐ข๐ฅ๐š๐ญ๐ฎ ๐’๐ก ๐€๐›๐๐ข๐Ÿ๐ข๐ญ๐š๐š๐ก ๐€๐›๐๐ข๐ค๐š๐ซ๐ข๐ข๐ฆ ๐’๐š๐ฅ๐š๐š๐ ๐”๐ ๐š๐š๐ฌ
โค๏ธ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐€๐ฅ๐ฅ๐ž ๐”๐ ๐ฎ ๐‰๐ž๐œ๐ž๐ฅ ๐˜๐š๐ก๐š๐ฒ ๐‚๐š๐ฆ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐–๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง

Photos from โ€Žู…ุคุณุณุฉ ุงู„ุฅู…ุงู… ุงู„ูˆุงุฏุนูŠ Mu'asasada Al-Imaam Al-Waadiciโ€Ž's post 10/05/2026
10/05/2026

D 64aad - Buluuqul Maraam แดดแดฐโ”‡Sh Cabdi Fitaax C.Kariim Salaad Ugaas MASJIDKA Khadar

10/05/2026

D 63aad - Buluuqul Maraam แดดแดฐโ”‡Sh Cabdi Fitaax C.Kariim Salaad Ugaas MASJIDKA Khadar

08/05/2026

Xusida la xusa Alle iyo fadliga ay ledahy
Khudbadii jimcaha ee manta
Sh Cabdi Fitaax C.Kariim Salaad Ugaas

Photos from Sh. Cabdi Fitaax Ugaas's post 06/05/2026

ุงู„ุดูŠุฎ ุนุจุฏ ุงู„ูุชุงุญ ุนุจุฏ ุงู„ูƒุฑูŠู… ุฃุบุงุณ

ุงู„ู„ู‡ู… ุจุงุฑูƒ ููŠ ุนู„ู…ู‡ุŒ ูˆุฒุฏู‡ ู‡ุฏู‰ู‹ ูˆู†ูˆุฑู‹ุงุŒ ูˆุงู†ูุน ุจู‡ ุงู„ุฅุณู„ุงู… ูˆุงู„ู…ุณู„ู…ูŠู†.

Want your school to be the top-listed School/college?

Telephone

Website