AL-Khairat school Gubadley

AL-Khairat school Gubadley

Share

Mudane /marwo kusoo dhawoow page -ka AL-KHAIRAT SCHOOL GUBADLEY

Photos from AL-Khairat school Gubadley's post 24/07/2026

Dhammaan maamulada iyo macalimiinta iyo guud ahaan bahda AL-Khairat school Gubadley waxa ey hambalyo leeyihiin Al-Ustaad oo soo geba-gebeeye heerka 1aad ee jaamacadda

Waxaan leenahay anagoo isku duuban cilmiga aad baratay alle hakuu barakeeyo

Horay usii wad dadaalkaaga

16/07/2026

OGEYSIIS

Schoolka xarumihiisa kala duwan waxaa kasocda is diiwaangelinta ardayda cusub sanad waxbarasheedka 2026-2027

Xarunta gubadley waxa ey kutaalaa agagaarka suuqa gubadley wada dhanka woqooyi uga toosta xarunta shirkadda Somtel

Xarunta gubadley Wixii faahfaahin ah nagalasoo xariir
61 3993629 ama 611 106646

Xarunta Guuleed waxa ey kutaal dhabarka dambe ee Hotel Guuleed , waxa aad kaleexaneysaa wadada u dhaxeysa isbitaalka qaboobe iyo hotel guuleed

Xarunta guuleed Wixii faahfaahin ah nagalasoo xariir:-
613993623 / 613993624

07/07/2026

OGEYSIIS MUHIIM AH🎀

Bulshaweynta degan degmada gubadley waxaa la ogeysiinayaa in uu dugsiga AL-Khairat school Gubadley oo ey ugabarteen waxbarasho tayo leh uu qaadanayo arday cusub sanad dugsiyeedka 2026-2027πŸŽ“

Isdiiwaangelintu waxa ey kasocotaa xarunta dugsiga ee udhow suuqa gubadley wadada dhanka woqooyi uga tooseysa shirkadda somtelπŸ–οΈ

Waalid arday gaaray school haku heynin aktaada
Maanta waxtar si uu birritu wax kuutaro πŸ‘­

Photos from AL-Khairat school Gubadley's post 03/07/2026

πŸŽ“πŸŽ“HAMBALYO πŸŽ“πŸŽ“

Bahda reer AL-Khairat school Gubadley oo isku duuban waxa ey udirayaan ust SaYid Ali Mo'allim Ahmed oo kamid ah macalimiinta waxka dhiga dugsiga oo ey usoo idlaatay Buug difaacashadiisa heerka 1aad ee jaamacadda

Waxaan leenahay cilmigaaga alle hakuubarakeeyo

03/07/2026

JUMCA MUBAARAK

01/07/2026

πŸ›οΈπŸ“šπŸ–οΈ waxaa bilaabatay isdiiwaangelinta ardayda sanad dugsiyeedka 2026/2027

AL-Khairat school Gubadley waxa uu kuyaalaa degmada gubadley gaar ahaan wadada katooseysa shirkada somteel aadeysana jihada WOQOOYI dhanka Al NACIIM
Wixi faahfaahin ah nagalasoo xariir Numberada kala ah
☎️613993629 ama 611106646

MAHADSANIDIIN

25/06/2026

Waxaan HAMBALYO udireynaa dhamaan ardayda soomaaliyeed ee uu usoo dhamaaday imtixaanka heerka dugsiga sare ee fasalka 12aad
Waxaan u rijeyneynaa guul iyo dhibca wanaagsan

14/06/2026

Uduceyntii ardayda F4 iyo 8aad ee dugsiga AL-Khairat school Gubadley

Allow ardaydeena iyo ardayda kale ee soomaaliyeedba ufududey imtixaanka una aqbal ducada waalidka iyo macalimiintooda iyo culimadaba

13/06/2026

Waxaa maalintii shalay aheed xarunta dugsiga AL-Khairat school Gubadley kulan Duceed loogusameeye ardayda dugsiga gaar ahaan Fasalada shahaadiga ah ee F4 iyo 8aad

Waxaan alle uga baryeynaa in ey guul kagaaraan imtixaanka ey udiyaar garoobayaan

Photos from AL-Khairat school Gubadley's post 13/06/2026

Qeyb kamid ah Sawirada xaflad loogu duceynaye quraana lagusaaraye ardayda shahaadiga ah ee fasalada F4 iyo 8aad 2025/2026

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Dhabarkadanbe Ee Suuqa Gubadley Kasoohorjeedka Somtel
Mogadisho

Opening Hours

Monday 06:20 - 17:05
Tuesday 06:05 - 17:05
Wednesday 06:20 - 17:05
Saturday 06:20 - 17:05
Sunday 06:20 - 17:05