13/02/2026
Baafin Baafin Baafin
Waxaan baafinaynaa Samiir cabdi maxamed waxoo kasoo lumay jaayga abdirashiid degmada dharkenley qofkii meel ku arka hala soo xariiro
+252 61 6593850
Fadlan nala baafi
23/11/2025
Waxaan kusoo biirnay barta tiktok fadlan rukumo sida aad xagaas noola socotid
tiktok.com/.school3
Ismail Hassan Abdulle
16/10/2025
KOORSO CUSUB CRYPTOCURRENCY
Farxad weyn ayay noo tahay inaan idinla wadaagno koorsada cusub ee “Crypto Currency Fundamentals” oo ay bixiso Mogadisho Online Academy! 💻💰
Koorsadani waa FREE, kaliya waxaad bixineysaa $10 registration fee si aad isu diiwaangeliso. 🔥
Waxaad ku baran doontaa:
💡 Aasaaska lacagaha digital-ka (Cryptocurrency)
💡 Sida Bitcoin & Blockchain u shaqeeyaan
💡 Fursadaha ganacsi ee crypto-ka
💡 Iyo sida ammaan ah ee loo maalgashado
📅 Duration: 1 Month
🎓 Certificate: Free
🌍 Class: Online
Ha seegin fursaddan dahabiga ah ee aad ku baran karto mustaqbalka maaliyadda digital-ka! 🚀
📞 +252 61 2581313 | +252 615 489362
📱 Raac
22/08/2025
𝗙𝗨𝗥𝗦𝗔𝗗 𝗖𝗔𝗝𝗜𝗜𝗕 𝗔𝗛 🎉
Kafaa'ideyso hada, waxaa goor dhow bilaaban doono koorso oo online ah oo lagu kobcinaayo xirfadahaaga aasaasiga ah
𝙂𝙧𝙖𝙥𝙝𝙞𝙘 𝘿𝙚𝙨𝙞𝙜𝙣 - kubiloow safarkaaga barashada habka loo dhaqshadeeyo sawirada xayeysiinta iyo hal abuurada ganacsiga.
Maanta iska diiwaangeli si aad uga mid noqoto ardayda heli doonto fursadaha gaarka ah 💻.
Wixii Faafaahin Ah nagala soo xiriir What's App https://wa.link/612581313
20/05/2025
Maanta oo ah Talaado waxaa xarunta Dugsiga Halgan Primary and Secondary School ka dhici doono Tartankii k**a dambaysta ahaa ee gelinka dambe ku dhex mari doonaa Guruubyadda Kala ah Bilaal binu Rabaax & Sayfullah
Tartankaan oo soo socday gelin dambe ilaa iyo billowgii sanad dugsiyeedka 2024-2025, ayaa maanta soo xiri doonaan labadaan Guruub idinka Alle.
Yaad guul u rajeyneysaa labada fasal ?