Xarunta dhaqan celinta Al-Xarameyn waa xarun loogu talagalay in lagu dhaqan celiyo islamarkana tarbiyada ay kuqaataan dhamaan dadka dhaqan wareemay ama uu kaxumaaday ayna dilootay balwada sida qaadka sigaarka khamriga xashishka iyo wixii lamid ah