Muuqaalka Kulanka Dalxiiska Guuleystayaasha 2026
Daawo muuqaalka xusuusta iyo farxadda leh ee kulanka dalxiiska loogu qabtay guuleystayaasha 2026 ee Iskulka & Xannaanada Caalamu Siqaar.
Iskulka & xanaanada Caalamu Siqaar
Iskulka & xanaanada Caalamu Siqaar Address: Hodan Kpp Tell: 613797981 / 616884949
Xanaanada Caruurta Ee Caaluma Siqaar waxey leedahey Labo Faraco oo Labada ku yaaliin Xaafada Taleex , Faraca 1aad Dhabarka dambe ee shirkada hormuud KM4 Ka soo horjeedka Jaamacada SIU ee Km4 Wadada Madaxtooyadi h**e ee cabdiqaasim, Faraxa kale Waxay Ku taalaa agagaarka Xarunta Degamada Hodan.
21/08/2026
Kulanka Dalxiiska Guuleystayaasha 2026
Iskulka & Xannaanada Caalamu Siqaar ayaa u qabtay ardayda guuleystayaasha ah ee 2026 kulan dalxiis oo farxad, madadaalo iyo is-dhexgal leh.
Waxaan hambalyo u diraynaa dhammaan ardayda dadaalkooda iyo guushooda ku mutaystay abaalmarinta. Guushiinnu waa dhiirrigelin iyo tusaale wanaagsan oo ku wajahan mustaqbal ifaya.
21/08/2026
JUMMA MUBARAK
Jimco wanaagsan dhammaan ummadda Soomaaliyeed.
Alle ha inaga yeelo kuwa naxariistiisa hela, camal wanaagsan sameeya, ducadoodana la aqbalo.
إِنَّ رَحْمَتَ اللَّهِ قَرِيبٌ مِّنَ الْمُحْسِنِينَ
“Runtii, naxariista Alle waxay u dhowdahay kuwa wanaagga sameeya.”
Iskuulka & Xannaanada Caalamu Siqaar waxay idiin rajaynayaan Jimco barakeysan oo nabad, caafimaad iyo kheyr badan leh.
Xafladda Qalin-jabinta Dufcadda 20-aad | Su’aalo & Jawaabo
18/08/2026
Mustaqbalka ilmahaaga maanta ayuu ka bilaabmaa
Iskuulka & Xannaanada Caalamu Siqaar waxay carruurta u diyaarisaa deegaan ammaan ah, daryeel waafi ah iyo waxbarasho tayo sare leh oo ku dhisan ciyaar, hal-abuur iyo horumarinta kartida ilmah
Waxaan aaminsanahay in ilmo kasta uu leeyahay karti gaar ah oo u baahan in la kobciyo, lagu dhiirrigeliyo, lana siiyo fursad uu ku horumaro.
📍 Hodam District, Muqdisho-Banaadir
📞 Call & WhatsApp +252 61 3797981
Tartamayaal Cimraan & Aymana Mustafa
Xafladda Qalin-jabinta Dufcadda 20-aad
16/08/2026
Barashada Diinta iyo Quraanka Kariimka ah waa saldhigga guusha adduun iyo aakhiro. Iskuulka & Xanaanada Caalamu Siqaar waxay mudnaan koowaad siisaa in carruurtu ay bartaan diintooda oo ay ku tarbiyeeyaan akhlaaq suuban iyo mustaqbal waara.
Fadlan nagu xidhnow oo la soco hawlaha waxbarasho ee maalinlaha ah! 🏫🕊️
14/08/2026
وَاعْبُدْ رَبَّكَ حَتَّىٰ يَأْتِيَكَ الْيَقِينُ
Aayaddan qiimaha badan waxay ina xusuusinaysaa in cibaadada Alle la joogteeyo ilaa dhammaadka nolosha. Aan ku dadaalno salaadda, Qur’aanka iyo camalka wanaagsan, kana dhigno cibaadada qayb joogto ah oo nolosheenna ka mid ah.
Yaxye Osman Dirshe – Maamulka Guud ee Iskulka & Xannaanada Caalamu Siqaar.
11/08/2026
Carruurta ku barbaariya jacaylka salaadda, edebta iyo cibaadada. Salaaddu waa tarbiyadda ugu quruxda badan ee ubadka loo hibeyn karo. 🕌💚
📖 Hodan District – Muqdisho Banaadir
📞 Call & WhatsApp: +252 613 797981
Click here to claim your Sponsored Listing.