AL-Rashad Primary and Secondary School

AL-Rashad Primary and Secondary School

Share

شعارنا محو الأمية و إرشاد الأمة

Photos from AL-Rashad Primary and Secondary School's post 25/12/2025

SAWIRADA QAAR KAMID ARDAYDA LAGA QAADAY MAALINTII DOORASHADA EE GUDOOMIYAHA ARDAYDA ISKUULKA AL-Rashad Primary and Secondary School


22/12/2025

𝑾𝒂𝒙𝒂𝒂𝒏 𝒉𝒂𝒎𝒃𝒂𝒍𝒚𝒐 𝒊𝒚𝒐 𝒃𝒐𝒈𝒂𝒂𝒅𝒊𝒏 𝒈𝒂𝒂𝒓 𝒂𝒉 𝒖 𝒅𝒊𝒓𝒂𝒚𝒏𝒂𝒂 𝑲𝒉𝒂𝒅𝒂𝒓 𝑭𝒂𝒓𝒙𝒂𝒂𝒏 𝑪𝒂𝒃𝒅𝒊, 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒈𝒖𝒖𝒍𝒆𝒚𝒔𝒕𝒂𝒚 𝑮𝒖𝒅𝒅𝒐𝒐𝒎𝒊𝒚𝒂𝒉𝒂 𝑨𝒓𝒅𝒂𝒚𝒅𝒂 𝑰𝒔𝒌𝒖𝒖𝒍𝒌𝒂 AL-Rashad Primary and Secondary School
𝑮𝒖𝒖𝒔𝒉𝒂𝒏 𝒒𝒊𝒊𝒎𝒂𝒉𝒂 𝒍𝒆𝒉 𝒘𝒂𝒂 𝒎𝒊𝒅 𝒎𝒖𝒖𝒋𝒊𝒏𝒂𝒚𝒔𝒂 𝒌𝒂𝒓𝒕𝒊𝒅𝒂𝒂𝒅𝒂, 𝒅𝒂𝒅𝒂𝒂𝒍𝒌𝒂𝒂𝒈𝒂 𝒊𝒚𝒐 𝒌𝒂𝒍𝒔𝒐𝒐𝒏𝒊𝒅𝒂 𝒂𝒚 𝒂𝒓𝒅𝒂𝒚𝒅𝒖 𝒌𝒖𝒈𝒖 𝒒𝒂𝒃𝒂𝒂𝒏.
𝑾𝒂𝒙𝒂𝒂𝒏 𝒌𝒖𝒖 𝒓𝒂𝒋𝒂𝒚𝒏𝒂𝒚𝒏𝒂𝒂 𝒉𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏 𝒉𝒖𝒇𝒂𝒏, 𝒎𝒂𝒔𝒖𝒖𝒍𝒊𝒚𝒂𝒅 𝒅𝒉𝒂𝒃 𝒂𝒉 𝒊𝒚𝒐 𝒈𝒖𝒖𝒍𝒐 𝒊𝒔𝒅𝒂𝒃𝒂 𝒋𝒐𝒐𝒈 𝒂𝒉. 𝑵𝒐𝒒𝒐 𝒊𝒇𝒕𝒊𝒊𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝒕𝒖𝒔𝒂𝒂𝒍𝒆 𝒘𝒂𝒏𝒂𝒂𝒈𝒔𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒅𝒉𝒊𝒊𝒓𝒓𝒊𝒈𝒆𝒍𝒊𝒚𝒂 𝒂𝒓𝒅𝒂𝒚𝒅𝒂 𝒌𝒂𝒍𝒆, 𝒌𝒂𝒏𝒂 𝒔𝒉𝒂𝒒𝒆𝒆𝒚𝒂 𝒎𝒊𝒅𝒏𝒊𝒎𝒐, 𝒉𝒐𝒓𝒖𝒎𝒂𝒓 𝒊𝒚𝒐 𝒎𝒖𝒔𝒕𝒂𝒒𝒃𝒂𝒍 𝒊𝒇𝒂𝒚𝒂.
𝑯𝒂𝒎𝒃𝒂𝒍𝒚𝒐 𝑲𝒉𝒂𝒅𝒂𝒓 𝑭𝒂𝒓𝒙𝒂𝒂𝒏 𝑪𝒂𝒃𝒅𝒊, 𝒈𝒖𝒖𝒍 𝒊𝒚𝒐 𝒉𝒐𝒓𝒖𝒎𝒂𝒓 𝒂𝒚𝒂𝒂𝒏 𝒌𝒖𝒖 𝒓𝒂𝒋𝒂𝒚𝒏𝒂𝒚𝒏𝒂𝒂 🌟👏📚

Photos from AL-Rashad Primary and Secondary School's post 21/12/2025

🌟 CODKAAGA WAA MUSTAQBALKAAGA 🌟
Maanta waxaan taageeraynaa arday leh hoggaan, hufnaan iyo himilo sare, kana go’an horumarinta ardayda iyo iskuulka guud ahaan.
Ardaydan u tartameysa xilka Guddoomiyaha Ardayda
AL-Rashad Primary and Secondary School
waa qof u taagan:
✅ Midnimo iyo wada shaqeyn
✅ Daryeelka danaha ardayda
✅ Horumar, edbin iyo hogaamin wanaagsan
📌 Haddii aad rabto arday cod leh,
matala ardayda, kuna shaqeeya daacadnimo codkaaga sii!
🤝 Aan wada dhisno hoggaan ardayeed oo tayo leh.
Hoyga Hoggaamiyeyaasha Mustaqbalka




22/11/2025

Dhammaan ardayda waxaa la ogeysiina ii maalinta beri ah uu iskuulka fasax yahay waxaana dib iskuulka u furmi doonaa maalinta isniinta taariikhduna ku beegantahay 24/11/2025
Mahadsanidiin

30/09/2025

انا لله وانا اليه راجعون
Asc dhammaan ardeyda waalidiinta iyo inta bartan ku xiran waxan ogeysiineyn maanta in iskuulku fasax yahey geeri ku timid mid ka mid ah waalidiinta darted
Alaha u naxariisto qabrigana alaha u waasiciyo

29/08/2025

Ogeysiis muhiim ah 📢
Ardayda qiimaha badan ee Dugsiga AL-Rashad Primary and Secondary School , waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno in iskuulka Al-Rashaad uu berri oo ay taariiikhda tahay 30/08/2025 si rasmi ah u furmi doono. 🎉📚

Waxaan idiin rajeyneynaa sanad waxbarasho oo guul, barako iyo horumar leh. Ka soo qaybgalkaaga iyo dadaalkaaga ayaa ah furaha guushaada.

Kaalaya adigoo dhiirran, diyaar u ah inaad barato si aad mustaqbal ifaya u hesho. 🌟

27/08/2025

ADMISSION IS OPEN ACADEMIC YEAR 2025-2026

23/08/2025
30/05/2025

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, waxa ay halkan ku shaacineysaa jadwalka lagu gali doono Imtixaanka Qaranka, Sannad dugsiyeedka 2024/25.

Abdiaziz Wali

24/05/2025

SHAACINTA JADWALKA IMTIXAANKA FASALKA SIDEEDAAD (FASALKA 8-AAD)
GUUL WACAN DHAMMAAN ARDAYDA

29/03/2025

"Waxaan guud ahaan muslimiinta, gaar ahaanna ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabadda ciidul-fidriga. Alle ha naga aqbalo cibaadadii, iyo acmaashii wanaagsaneed ee bisha ramadaan.

07/03/2025

Jimca Barakeysan Idin leenahay dhamaan umadda Somaliyed Meel kasto aad joogtan Farxad ku jimceesta

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadish?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Degmada Heliwa
Mogadish
XAFADASUUQA-XOOLAHA

Opening Hours

Monday 07:00 - 12:20
13:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 12:20
13:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 12:20
13:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 23:40
Friday 07:00 - 23:40
Saturday 07:00 - 12:20
13:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 12:20
13:00 - 17:00