TechGrow Training & Innovation Center

TechGrow Training & Innovation Center

Share

โ€œEmpowering Future Professionalsโ€

23/04/2026

Muuqaalkan waxa uu ku tusinayaa sida tayada leh ee ardaydeena fasalka Graphic Design-ka ay u sameynayaan practical.

Xilligan casriga ah, xirfadda Graphic Design waa mid ka mid ah kuwa loogu doonista badan yahay suuqa ganacsiga. Haddii aad dooneyso inaad kor u qaaddo xirfadaada oo aad noqoto naqshadeeye (Graphic Designer) oo hal-abuur leh, Tech Grow Training and Innovation Center waa halka kugu habboon.

Nagu soo biir oo horumari mustaqbalkaaga! ๐Ÿ“ˆ๐Ÿ’ก

๐Ÿ‘‰ Isdiiwaangeli Maanta: https://forms.gle/gojzVm2zzfbSb76w6
๐Ÿ“ž Wac: +252 61 542 4416
๐Ÿ“ Xarunta: Merca, Wajeer Road.

19/03/2026

CIID WANAAGSAN๐ŸŽ‰

Dhammaan Ummadaha Muslimiinta ah gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa farxadda Ciidul Fidri.
Waxaan Alle ka baryeynaa in ciiddan teeda xigta uu innagu gaarsiiyo nabad iyo caafimaad.

Maamulka Tech Grow Training & Innovation Center wuxuu si gaar ah hambalyo u leeyahay hawlwadeennada, macallimiinta, waaliddiinta iyo ardayda iskuulka guud ahaan farxadda Ciidda awgeed.
ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ.
ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‘ูฐู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุงุนู…ุงู„ .

17/02/2026

Ramadan Karim

Photos from TechGrow Training & Innovation Center

's post 28/01/2026
Photos from TechGrow Training & Innovation Center

's post 28/01/2026

SAWIRO QEYBTA 3aad
Shahaado Bixinta
Machadka TechGrow Training & Innovation Center

๐Ÿ’ก โ€œHorumarinta Aqoonta iyo Xirfadaha Dhalinyaradaโ€



Photos from TechGrow Training & Innovation Center

's post 27/01/2026

SAWIRO QEYBTA 2AAD
Machadka TechGrow Training & Innovation Center

๐ŸŽ“ Xaflad Shahaado-bixin ๐ŸŽ“

๐Ÿ“ TechGrow Training & Innovation Center
๐Ÿ’ก โ€œHorumarinta Aqoonta iyo Xirfadaha Dhalinyaradaโ€



Photos from TechGrow Training & Innovation Center

's post 27/01/2026

Machadka TechGrow Training & Innovation Center

๐ŸŽ“ Xaflad Shahaado-bixin ๐ŸŽ“

Xafladda Shahaado-bixinta Ardayda dhamaysay Tababarka Communication Skills ๐ŸŽ‰

๐Ÿค Xiriir wax ku ool ah
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda ka faaideysatey Tababarkan ๐Ÿ‘

๐Ÿ“ TechGrow Training & Innovation Center
๐Ÿ’ก โ€œHorumarinta Aqoonta iyo Xirfadaha Dhalinyaradaโ€



20/01/2026

KOORSO CUSUB & SANAD CUSUB 2026 ๐Ÿš€๐Ÿ“ˆ

Ma rabtaa inaad noqoto xisaabiye (Accountant) xirfad sare leh? ๐Ÿ“Š

Tech Grow Training & Innovation Center waxay idiin soo kordhisay koorsada Financial Accounting. Waa fursad dahabi ah oo aad ku baran karto sida loo maareeyo maaliyadda, canshuuraha, iyo nidaamyada xisaabaadka casriga ah.

Faahfaahinta Koorsada:
โฑ๏ธ Muddada: 3 Bilood
๐Ÿ—“๏ธ Jadwalka: 3 Maalin toddobaadkii
๐Ÿ“œ Shahaado: Waa la bixinayaa (Certificate Available)

๐Ÿ“ Goobta: Wajeer Road, u dhow HORMUUD, Merca, Lower Shabelle.

Ha moogaanin fursadan ee isdiiwaangeli hadda si aad u kordhiso aqoontaada iyo fursadahaaga shaqo.

Faahfaahin
Tel: +252 61 542 4416
Email: [email protected]

Iska diiwangeli ๐Ÿ‘‡
https://forms.gle/gojzVm2zzfbSb76w6

๐Ÿ”— Kusoo biir oo hormari mustaqbalkaaga

17/01/2026

Waa markale iyo Fursad Cusub ๐Ÿš€

Waxaan ku faraxsanahay inaan idin la wadaagno inaan dib u bilaabayno koorsadii aad wada sugayseen ee Graphic Design-ka.

Haddii aad rabto inaad barato xirfadaha casriga ah ee naqshadaynta, hadda isdiiwaangeli

https://forms.gle/gojzVm2zzfbSb76w6

๐Ÿ“… Muddada: 3 Bilood
๐Ÿ“ Goobta: Tech Grow Center, Wadada Wajeer, u dhaw HORMUUD, Merca.
๐Ÿ“ž Nagala soo xiriir: +252615424416

Ha moogaanin fursadan

13/01/2026

Sanad Cusub, Xirfad Cusub๐Ÿš€

Tech Grow waxay sanadkan idin soo wadaa fursado dahabi ah. Diyaar ma u tahay inaad kor u qaaddo aqoontaada?

Kaliya isha nagu haaya, wax weyn ayaa soo socdaโณ

12/01/2026

Haddii sanadkii 2025 uu ku dhaafay adigoon baran xirfad aad ku shaqaysato, ha u ogolaan in 2026 ay sidaas oo kale noqoto.

Tech Grow Training & Innovation Center waxay diyaar kuula tahay koorsooyin casri ah oo kaa caawinaya inaad suuqa shaqada si kalsooni leh u gasho.

๐Ÿ’ก Maxaad naga baran kartaa?

โœ… Graphic Design
โœ… Web Development & More...

Ha sugin inta fursadu kaa dhacayso. Baro xirfad maanta, si aad beri u beegsato shaqada riyadaada.

๐Ÿ“ Goobta: Wadada Wajeer, u dhow Hormuud, Marko.
๐Ÿ“ž Is-diiwaangeli: +252615424416

26/12/2025

ูŽ ุฅูู†ู‘ูŽุง ู„ูู„ู‘ูŽู€ู‡ู ูˆูŽุฅูู†ู‘ูŽุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ
Maamulka , Howlwadeenada & Ardayda Machadka TechGrow waxey halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan Ardeyadeena Hibo Farah Abdulle ( Asal Dhalad )iyo Qoyskeeda, Geerida Xanuunka badan ee Caawo ku timid Hooyo Ardo Ibrahim oo ku geeriyodey Magaalada Mogadishu
๐˜•๐˜ข๐˜น๐˜ข๐˜ณ๐˜ช๐˜ช๐˜ด๐˜ต๐˜ข ๐˜‘๐˜ข๐˜ฏ๐˜ฏ๐˜ฐ ๐˜ˆ๐˜ญ๐˜ญ๐˜ฆ ๐˜ฉ๐˜ข๐˜ฌ๐˜ข ๐˜ธ๐˜ข๐˜ณ๐˜ข๐˜ข๐˜ฃ๐˜ช๐˜บO
Jannatul Firdowsana Alle ha ka waraabiyo. Waxaan Eebbe uga baryeynaa inuu ehelkii, qaraabadii iyo asxaabtii ey ka baxdey dhammaantood siiyo samir iyo iimaan.
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Want your school to be the top-listed School/college in Merca?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Wajeer, Road, Beyturaas
Merca