FIQI Primary

FIQI Primary

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from FIQI Primary, School, ceeljaale, Merca.

06/01/2022

Asc wr wbr
Waxaa ina soo gaaray wafdi uu hogaaminaayo G/isportiga K/G ee wadanka Filand mudane Ismail sheekh luqman, kaas oo ka socda walaalaha Ahlukheyr islamarkaana ina gudoonsiiyey hadiyado iskuulka muhiim u ahaa .
Mahad oo dhan waxay u sugnaatay Allaah, kadibna walaalaha Ahlukheyr oo mar waliba hiil iyo hooba inala garabtaagan sidii ay u hormarinlahaayeen iskuulka FIQI Primery and Secondary schoolka.

Madsanidiin

Photos from FIQI Primary's post 06/01/2022

Asc wr wbr
Waxaa ina soo gaaray wafdi uu hogaaminaayo G/isportiga K/G ee wadanka Filand mudane Ismail sheekh luqman, kaas oo ka socda walaalaha Ahlukheyr islamarkaana ina gudoonsiiyey hadiyado iskuulka muhiim u ahaa .
Mahad oo dhan waxay u sugnaatay Allaah, kadibna walaalaha Ahlukheyr oo mar waliba hiil iyo hooba inala garabtaagan sidii ay u hormarinlahaayeen iskuulka FIQI Primery and Secondary schoolka.

Madsanidiin

Photos from FIQI Primary's post 03/01/2022

Asc wr wb
Waxaa si habsami leh u socda waxbarashada ardayda FIQI Primary and Secondary school, kadib markii ay ardeydu kasoo laabatay fasaxii teeramka.

31/12/2021

Tartan aqooneed aad u adkaa ayaa maanta loo qabtey Ardayda FIQI primary and secondary school ee deegaanka ceeljaale.
waxaa ka soo qeyb galay mas'uuliyiinta deegaanka, culuma'udiinka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, waxay bogaadiyeen ardayda iskuulka iyo dalada walaalaha AHLUKHER, waxayna ka codsadeen In ay labajibaaraan dadaalada ay hayaan.

Want your school to be the top-listed School/college in Merca?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Ceeljaale
Merca